Monthly Archives: December, 2019

spot_imgspot_img

Hargeysa: Suldaan Weedho Miisaan leh kaga Hadlay Xaaladda Dalka, Isbeddel ku yimi Madaxda Dhaqanka iyo Arrimaha Jabuuti

  Hargeysa (SLpost)- Suldaan Axmed Maxamed Col-haye (Abu Salmaan) oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalku xilligan marayo, waxaanu weedho...

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo Guddoomiyaha UCID oo Madal Lagu Marti-qaaday Isku weeraray

  Boorama (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa weedho kulul...

Taliska Qaybta Booliska ee Gobolka Sanaag oo Faahfaahiyey Weerar Koox Dabley ku Qaadday Saldhig Boolis

  Ceerigaabo (SLpost)- Taliska Booliska Gobolka Sanaag, ayaa faahfaahin ka bixiyey weerar xalay koox Dabley ahi ku qaadday Saldhigga Dhexe ee Booliska ee Magaalada Ceerigaabo. Kooxda...

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Sagootin ah ku Maamuusay Xubnaha Komishankii Hore Ee Doorashooyinka Qaranka

  Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan sagootin ah la qaatay komishankii hore ee doorashooyinka qaranka ee dhawaan xilka ku...

Wasiirka Wafaafinta Somaliland oo Qaabilay Ciidamo ka soo goostay Maamul-goboleedka Puntland

  Taleex (SLpost)- Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa maanta soo dhaweeyey Ciidamo ku gaashaamaan hub iyo tikniko kuwaas oo ka soo goostay...

Somaliland: Ujeeddada Kulan Madaxtooyada ku dhexmaray Guddiga Fulinta ee Xisbiga Kulmiye

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shir-guddoomiyey shir ay isugu yimaaddeen xisbiga midnimada iyo horumarinta...

Madaxweyne Muuse Biixi oo Isku Shaandheyn Miisaan leh ku sameeyey Golihiisa Xukuumadda

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta isku shaandhayn ku sameeyay Golaha Wasiirrada Xukuumaddiisa, waxaanu Xilkii ka qaaday Wasiirro, kuwo cusubna...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img