Monthly Archives: December, 2019

spot_imgspot_img

Hargeysa: Dowladda Hoose oo Meheradaha Caasimadda ka Fulisay Olole Fayo-dhowrka Kor loogu Qaadayo

  Hargeysa (SLpost)- Dowladda Hoose ee Hargeysa oo maalmihii u dambeeyey hawl-gallo ka dhan fayo-dhowrka iyo Ururinta Alaabaha dhacay, ayaa maanta olole ku qaadday meheradaha...

Xuska Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jeylaani oo Hargeysa Laga Oogay iyo Doorka Culmida Qaadiriyada

  Hargeysa (SLpost)- Munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu Xusayey Raxiimullaah Sheekh Cabdiqaadir Jaylaani, ayaa lagu qabtay magaalada Hargeysa, taas oo...

Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Shaaciyey Cidda Fulinaysa Toddoba Mashruuc oo loo tartamay iyo Gobollada laga Hirgelinayo

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey Shirkadaha ku guulaystay Todoba Mashruuc oo fulintooda loo tartamay, kuwaas oo ah mashaariic xukuumaddu...

AYAX Tiro Badan oo ku Habsaday Deegaannada Xeebaha Gobollada Galbeedka Somaliland

  Boorama (SLpost)- Ayax tiro badan, ayaa ku habsaday Deegaannada ku teedsan dhulka Xeebaha ah iyo Deegaannada Beeralayda ee gobollada Awdal iyo Selal ee Galbeedka...

Somaliland: Xaaladda Xuquuqda Bani’aadamka iyo Xorriyadda Hadalka oo Dayro laga muujiyey

  Hargeysa (SLpost)- Xarunta Xuquuqal Insaanka Somaliland ayaa walaac ka muujisay xaalada xuquuqda Aadanaha ee Somaliland, sida ay ku sheegtay warbixin ay soo saartay maanta...

Cabdirashiid MS Ducaale Oo Sharraxay Doorka Shirkadda Dahabshiil Group Ka Qaadato Taakulaynta Bulshada

  Hargeysa (SLpost)- Maamulaha Guud ee Shirkaddaha Dahabshiil Group Md Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale ayaa faahfaahin ka bixiyay doorka shariifka ah ee Shirkadaha Dahabshiil ka...

MAYDH: Baaxadda Khasaaraha Ka soo Gaadhay Roobab Mahiigaan ah oo ka da’ay Xeebaha Gobolka Sanaag

  Maydh (SLpost)- Maayarka Degmada Maydh Prof. Xuseen Sheekh C/raxmaan Sheekh Siciid Maydh ayaa ka war bixiyey, Roobab dabaylo wata oo ilaa 6-dii bishan Dec...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img