HomeXuska Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jeylaani oo Hargeysa Laga Oogay iyo Doorka Culmida...

Xuska Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jeylaani oo Hargeysa Laga Oogay iyo Doorka Culmida Qaadiriyada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu Xusayey Raxiimullaah Sheekh Cabdiqaadir Jaylaani, ayaa lagu qabtay magaalada Hargeysa, taas oo ay ka qaybgaleen Culimo badan, Masuuliyiin Golayaasha Dowladda Somaliland ka socda, Mudan iyo Marti-sharaf kale.

blankXafladdan Xuska Sheekh Cabdiqaadir Jaylaani oo lagu qabtay Huteel Crown ee magaalada Hargeysa, ayey soo qaban-qaabiyeen Culimada Xerta Sheekh Maxamed Rabiic ee Qaaddiriyada, waxaanay Culimadu ka sheekeeyeen Taariikhdii Sheekh Jaylaani.

blankUgu horeynna waxa hadalka furay Sheekh Xasan Sheekh Cali Badri oo ka warramay taariikhda iyo sooyaalka Sheekha, waxaanu yidhi; “Sheekh Cabdiqaadir waa ka fadligiisu ku faafay carab iyo cajab oo dhan iyo muslimiinta oo dhan. Sheekh Cabdulqaadir lagama yaqaaano dhulka muslimiinta oo keliya laakiin dacalladabdunida oo dhan baa laga yaaaan”. Sidaa ayuu yidhi sheekh Xasan. Waxaanu intaa ku ladhay ” sheekhu waxa uu ku dhashay tuullo Ciraaq ku taalla oo Jiillaaniya la yidhaahdo. Waxaanu ku xijaabtay Baqdaad oo immikana ah xarunta ugu weyn ee lagu siyaarto.”.

blankDhinacooda waxaa iyaguna halkaa ka hadlay oo si qoto leh uga sheekeeyey taariikhda iyo sifaadka sheekha, Xil. Cabdi Muxumed Caateeye, Xildhibaan Siciid Cil i rooble iyo guddoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha wakiillada md. Axmed Yaasii  Sheekh Cali Ayaanle oo dabcan isagu soo xidhay xuska munaasibada siyaaradda Sheekh Cabdilqaadir Jiilaani.

blank“Waxa uu ahaa caalim weyn oo dunids oo dhan laga yaqaanno, aqoontiisana waxa u xaadiri jiray dad lagu qiyaasay 72 kun oo qof isaga oo aan mikirifoonka aynu hadda adeegsanaa aanu jirin ayuu dadka intaas leeg ballaaqadiisu gaadhi jirtay, taasina waxa ay ka mid ahayd karaamooyinkiisii” sidza ayuu yidhi xil. Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle.

Warka Munaasibaddan oo faahfaahsan, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan.

Somalilandpost.net
Somalilandpost@live.com
Hargeysa, Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories