Xukuumadda Muuse Biixi oo Dib-u-eegis ku samaynaysa Heshiiskii Internet Fiber-ka ah ee SOMCABLE
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegtay in dib loo eegayo Heshiiskii xukuumaddii hore kootada ugu xidhay shirkadda Somcable inay dalka keento...
Xukuumadda Somaliland oo Mashruuc Dhaqaale lagu Raadinayo ku sheegtay Jabhad lagaga Dhawaaqay Buuhoodle
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa mashruuc dhaqaale lagu raadinayo ku tilmaantay jabhad la sheegay in dhawaan lagaga dhawaaqay deegaamo ka tirsan gobolka Buuhoodle. Wasiirka Wasaaradda...
Wax ka Ogow Faa’iidada iyo Sirta ku duugan DHEGTA MIDIG iyo SAQDA DHEXE ee Habeenkii (Cilmi-baadhis)
Hargeysa (SLpost)- Waxaanu halkan idinku soo gudbinaynaa natiijooyinka laba daraasadood oo ku saabsan Sirta ku duugan Faa'iidada ay leedahay DHEGTA MIDIG iyo sidoo kale...
DAAWO: 50 Ceel-biyood oo loo Dhisay Deegaanka DHABOOLAQ iyo Cidda Hirgelisay
Hargeysa (SLpost)- Deegaanka Dhaboolaq ee Galbeedka magaalada Hargeysa, ayaa muddo kooban laga hirgeliyey 50 Ceel-biyood oo loo sameeyey dadka xoolo-dhaqatada ah ee deegaankaas, waxaana...
Hay’adda OXFAM oo War-murtiyeed ay kaga Deyrinayso ka soo saartay Shirka Isbeddelka Cimillada Adduunka oo Qorshe-la’aan ku dhammaday
Hargeysa (SLpost)- Hay’addda Oxfam oo deegaannada Soomaalida ka fulisa mashaariic bani’aadamnimo, ayaa ka deyrisay natiijada uu ku soo dhammaaday shirweyne Caalami ah oo lagu...
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Abaal-marinno ku Maamuustay Shaqaalihii ugu Shaqada Fiicnaa Sannadkan
Hargeysa (SLpost)- Masuuliyinta Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland, ayaa Shahaadooyin iyo Abaal-marin guddoonsiiyey Tobankii Qof ee Shaqaalaha Wasaaradda ugu Shaqada fiicnaa sannadkan dhammaanaya ee...
Dowladda Ingiriiska oo Dalkeeda ka Mustaafurisay Nin ay walaalo yihiin MO Farah iyo Sababta
London (SLpost)- Dawladda Ingiriiska ayaa Dalkeeda ka Mastaafurisay Nin ay Walaalo yihiin Orodyahanka Caanka ah ee Mo Farah, kaasi oo Magaciisu yahay Axmed Faarax,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

