Monthly Archives: December, 2019

spot_imgspot_img

Ujeeddada Mudaharaad maanta ka dhacay magaalada Laascaanood

  Hargeysa (SLpost)- Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, waxa gelinkii hore ee maanta bannaan-bax cabasho ah ka sameeyey Xoogsatada ka ganacsata Hilibka oo mudaharaad...

“Maayaradda Dalka dhammaantood waa la xisaabinayaa oo wax-qabad ayaa lagu xisaabinayaa” – Saylici

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa shaaca ka qaaday in wax-qabadkooda lagu xisaabin doono dhammaan Maayarrada magaalooyinka waaweyn ee...

Xisbiga Waddani oo ka digay Calaf lagu dabar-goynayo Xoolaha Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa ka digay Calaf xoolaad ay Hay’adi Dalka keentay, kaasi oo Xisbigu sheegay inuu sun yahay oo...

Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Shaaciyey Shirkadaha ku guulaystay Mashaariic loo tartamay

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey Shirkadaha ku guulaystay Mashaariic fulintooda loo tartamay. Mashaariicda oo ah gaadiid loo doonayey hay'adaha dowladda...

Wasiirka Gaadiidka oo Qaabilay Wefti Ka Socda Telafishanka Qaranka ee Finland iyo Arrimo laga wada-hadlay

  Hargaysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarka Jidadka ee Somaliland, Cabdilaahi Abokor Cismaan, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay suxufiyiin ka tirsan warbaahinta dowladda ee...

Maayarka Hargeysa oo Kulan la Yeeshay Shirkadaha Ka Shaqeeya Nadaafadda Caasimadda

  Hargeysa (SLpost)- Maayarka magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa maanta kulan la qaatay Madaxda Shirkadaha ka shaqeeya Gurista Xashiishka ee ka hawl-gala degmooyinka...

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Hanjabaad u jeediyey Maayerka Boorama

  Hargeys (SLpost)- Madaxwayne Ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa Sheegay in Maayerka Magaalada Boorama Ku Fashilmay Masuuliyadda uu Bulshada Magaaladaas u Hayo,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img