Hargeysa: Suldaan Abu Salmaan oo Ka Hadlay Go’aamadii Guddiga Dhex-dhexaadinta, Eedaymana u jeediyey SONSAF
Hargeysa (SLpost)- Suldaan Axmed Maxamed Col-haye (Abu Salmaan) oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa ka hadlay go'aamadii ay soo saareen Guddigii Dhex-dhexaadinta Xisbiyada...
Xukuumadda Madaxweyne Biixi oo dib ula soo noqotay Maamulka iyo Bixinta Adeegyadii Liisanka iyo Sumadda Gaadiidka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu maanta soo saaray waxa uu ku buriyey heshiis laba shirkadood oo gaar loo...
Isku-Aadka Wareegga 16 Champions League oo Shaaciyey: Real vs Man City, Chelsea vs Bayern Munich iyo Kooxo Adag oo Isku beegmay
Hargeysa (SLpost)- Waxa goor-dhawayd la soo saaray Isku-aadka Wareegga 16-ka kooxood ee Tartanka Kooxaha Yurub ee Champions League, iyadoo shaxda Isku-aadka ay ka muuqato...
“Cali Waran-cadde wuxuu igu yidhi ‘Innagu Madaxweynaha waynu la talinaaye, Wasiirradu way u shaqeeyaan” – Cabdilaahi Cukuse
Hargeysa (SLpost)- "Qolada Xilka ka tagtay iyo qolada xilka timi labaduba waa koox isku mid ah, mar kale inay ku soo noqdaanna wax kuma...
Somaliland: Masuul Kafaalo-qaaday Shaqada Hooyo Dan-yar ah oo Ganacsidihii ay u shaqeynaysa Caydhiyey
Hargeysa (SLpost)- Hooyo Nadiifiso ah ka ahayd meherad Ganacsi oo ku taalla magaalada Hargeysa oo maamulihii meheradaasi dhawaan caydhiyey, ayaa shaqo ka heshay hay’adda...
HAMBALYO AROOS: Axmed Cismaan Xasan Almis iyo Hodan Daahir Cumar oo Xalay Aqalkoodu ka dhacay Hargeysa
بارك الله لكم وبارك عليكم وجمع بينكما في خير Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Khadar Iid Kaariye, Caraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Siciid Cabdilaahi (Xarrago), Mustafe Cabdi Muxumed...
Ergadii Dhexdhexaadinta Xisbiyada Somaliland oo Go’aamo Xaasaasi ah soo saaray
Hargeysa (SLpost)- Guddi dhex-dhexaadin ah oo muddooyinkii u dambaysay ku dhex-jirtay xal-u-helista khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Xisbiyada iyo Xukuumadda, ayaa maanta soo saaray...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

