HomeTaageerayaasha Xisbiga Waddani oo Isu-soo-baxyo ka Dhigay Gobollada Qaarkood

Taageerayaasha Xisbiga Waddani oo Isu-soo-baxyo ka Dhigay Gobollada Qaarkood

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiinta heer gobol iyo Taageerayaasha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa maanta isu-soo-baxyo ay isugu soo biyo-shubteen Xarumaha Xisbiga isugu soo baxay qaar ka mid ah gobollada Dalka.

blankTaageerayaasha Xisbiga ayaa isku soo bax ka dhigay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, iyagoo isugu yimi xarunta uu xisbiga Waddani uu ku leeyahay gobolkaasi.

Isku soo baxan waxa horkacayey Wasiirkii hore ee Wasaarada Biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac iyo Gudoomiyaha xisbiga Waddani ee Gobolka Sool iyo Duqii hore ee dagmada Laascaanood Saleebaan iyo taageerayaasha xisbiga Waddani.

Waxaanay dhamaan shacabkii iyo Masuuliyiintii halkaasi ka hadlay ay taageereen hadalkii ka soo yeedhay guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro shalay ugu jeediyey inay maanta isu-soo-bax sameeyaan, iyagoo sidoo kale xaq-daro ku tilmaamay xadhiga Masuuliyiinta ka tirsan xisbiga Waddani ee xukuumadu xidhay.

Sidoo kale, waxa isla maanta isku soo baxyadan oo kale ay Taageerayaasha xisbiga Waddani isugu soo baxeen Xarumaha Xisbiga ee Gobollada Togdheer, Sanaag iyo Awdal, kuwaas oo dhamaantoodba ayiday baaqii Gudoomiyaha xisbigooda, waxaanu isku soo baxyadan ay ku cabireen dareenkooda ugu soo dhamaaday si nabadgalyo ah ilaa iyo haddana lama soo sheegin wax dhibaato ah oo ka dhacday, iyadoo sidoo kale aanay Ciidamada Ammaanku wax culays ah saarin taageerayaasha.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories