Xiisaha Qisada Lammaaneyaal Afar Gobol Ka soo Jeeda oo Iska Kaashaday Kharashka Arooska iyo Hoygooda
Burco (SLpost)- Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, waxa dhawaan ku qabsoomay xaflad aroos aad u xiiso galisay dadkii ka qayb-galay, soona jiidatay dhegaha...
Dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay Shaqaaqo ka dhacday Ceel-Afweyn iyo Xukuumadda oo ka hadashay
Ceerigaabo (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamed Axmed Timbaro, ayaa xaqiijiyey dhimashada Shan qof iyo sagaal kale oo dhaawac ah, kaddib shaqaaqo laba beelood dhexmartay...
Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo faahfaahisay Xeer-nidaamiye Jaah-wareer ku abuuray Dugsiyada Gaarka loo leeyahay
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixisay Xeer-nidaamiye loogu talo-galay in lagu maamulo Waxbarashada Gaarka loo leeyahay, kaas oo...
Dowladda Ingiriiska oo Somaliland ka Caawinaysa Hannaan Kor loogu Qaadayo Tayada Garsoorka
Hargeysa (SLpost)- Dowladda Ingiriiska, ayaa Jamhuuriyadda Somaliland ka taageeraysa hirgelinta hannaan suurto-galinaya xakamaynta gol-daloolooyinka saamaynta ku yeesha bulshada ee ka dhex-jira nidaamka Garsoorka ee...
Hargeysa: Fadeexado ka soo If-baxay Tallaabo Xukuumaddu ku joojisay Tabobar liddi ku ah Qaranimada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay joojisay Tabobar ujeeddadiisa iyo nuxurka uu xambaarsan yahay ka soo horjeedo qaddiymadda Madax-bannaanida Somaliland isla...
“Somaliland may lahaan jirin dhaqanka Gacan-ku-dhiigle la ilaalinayo!” – Wasiirka Arrimaha Gudaha
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Md Maxamed Kaahin Axmed, ayaa shacabka iyo ganacsatadaba ugu baaqay inay sida horumarka iyo iskaashiga adeegyada bulshada uga...
Adeegga Boosta ee Somaliland oo si Rasmi ah u Bilaabmay iyo Ujeeddada Socdaal Wasiirka Isgaadhsiintu ku joogo Djibouti
"Waxaanu u sheegaynaa Shacabka Somaliland gudo iyo dibadba inay bilaabantay Shaqada Boosta Somaliland, Jabuutina ay tahay marin (Hub) ay soo marayso Boostu..." "Maanta waanu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

