HomeHargeysa: Fadeexado ka soo If-baxay Tallaabo Xukuumaddu ku joojisay Tabobar liddi ku...

Hargeysa: Fadeexado ka soo If-baxay Tallaabo Xukuumaddu ku joojisay Tabobar liddi ku ah Qaranimada Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay joojisay Tabobar ujeeddadiisa iyo nuxurka uu xambaarsan yahay ka soo horjeedo qaddiymadda Madax-bannaanida Somaliland isla markaana si isku mid ah loogu qabtay guud ahaan magaalooyinka waaweyn ee dalkii laysku odhan jiray Soomaaliya.

Guddoomiyaha Hay’adda Barakacayaasha iyo Qaxoontiga ee Somaliland Cabdikariim Maxamed Xinnif oo u warramay telefishanka Bulsho, waxa uu faahfaahin ka bixiyey muhiimadda uu xambaarsanaa iyo qaabka ay uga hawl-galeen joojinta tabobarka oo hay’addo Qaramada Midoobay u qaabilsan Socdaalka ee IOM saaka ka furtay magaalada Hargeysa.

Cabdikariim Xinnif waxa uu sheegay inay joojiyeen tabobarka kaddib markii ay ka war-heleen in ujeeddada laga leeyahay iyo siyaasadda tabobarku meel-ka-dhac ku yahay Qaranimada Somaliland isla markaana aanay sababo lagu qanci karo ka helin xafiiska hay’adda IOM ku leeyahay magaalada Hargeysa oo ay la xidhiidheen.

 

Hadalka Guddoomiye Xinnif, kaga bogo Muuqaalka Hoose.

 

 

Si kastaba ha ahaatee, tallaabada ay xukuumaddu ku joojisay arrintan, ayaa bedka soo dhigtay isla markaana fashilisay fadhiidnimada iyo god-daloolooyinka ceebta ku ah qaranimada oo dul-hoganaya hay’adaha dowladeed ee u xil-saaran masuuliyadda hawlaha hay’adaha caalamiga ahi ka fuliyaan gudaha dalka, kuwaas oo ay ahayd inay kormeeraan dhaq-dhaqaaqyada hay’ad kasta oo ka shaqaysa dalka isla markaana ka helaan ajandaha barnaamijyada wax-qabad ee ay sameeyaan ka hor inta aanay hirgelin.

 

Somalilandpost.net
Somalilandpost@live.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories