Home"Somaliland may lahaan jirin dhaqanka Gacan-ku-dhiigle la ilaalinayo!" - Wasiirka Arrimaha Gudaha

“Somaliland may lahaan jirin dhaqanka Gacan-ku-dhiigle la ilaalinayo!” – Wasiirka Arrimaha Gudaha

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Md Maxamed Kaahin Axmed, ayaa shacabka iyo ganacsatadaba ugu baaqay inay sida horumarka iyo iskaashiga adeegyada bulshada uga qayb-qaataan sidoo kalena ugu dhiirradaan inay xukuumadda ku garab-istaagaan ilaalinta nabadgelyada iyo xoojinta nidaamka dowladnimo ee dalka.

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo hadal ka jeediyey munaasibad uu xadhigga kaga jaray waddooyin cusub oo laga hirgeliyey magaalada Berbera, waxa uu ku baaqay in meel looga soo wada-jeesto cid kasta oo duullaan ku ah waxyeellaynta nabadgelyada dalka iyo Isku-xidhnaanta bulsahda, isagoo carrabka ku dhaftay in muddooyinkii u dambeeyey dhaqan-xumo aan Somaliland laga aqoonin lagu arkay dalka, isagoo tusaale u soo qaatay in la taageero dad nabad-gelyo-darro ka wada dalka.

Wasiirka oo Arrimahan ka hadlayey, waxa uu yidhi, “Waxa qudha ee aynu u baahannahay waa nabadgelyo iyo maamul dowladeed. Waxaynu u baahannahay in la ilaaliyo nidaamka oo layska ilaaliyo dadka nabadgelyo-darrada wada. Hadda waxaynu arkaynaa gacan-ku-dhiigle ayaa wax dilaya. Gacan-ku-dhiiglihii waa la kaxaynayaa, reerkiisiibaa barbar galaya, lacagbaa ilaa qurbaha looga shubayaa, xaggee lagu arkay? Maynaan lahaan jirin dhaqanka gacan-ku-dhiigle la ilaalinayo!”

blank

 

Wasiir Maxamed Kaahin oo hadalkiisa sii watay, waxa uu intaas ku daray oo yidhi, “Waxaynu u baahannahay Somaliland gobolkasta iyo degmo kasta iyo bulshada meel kastoo la joogo in nabadgelyada la ilaaliyo oo gobol kasta dadku garab istaagaan oo gacan-ku-siiyaan ciidamada ammaanka iyo maamulka la deggen”.

 

Somalilandpost.net
somalilandpost@live.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories