HomeXiisaha Qisada Lammaaneyaal Afar Gobol Ka soo Jeeda oo Iska Kaashaday Kharashka...

Xiisaha Qisada Lammaaneyaal Afar Gobol Ka soo Jeeda oo Iska Kaashaday Kharashka Arooska iyo Hoygooda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Burco (SLpost)- Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, waxa dhawaan ku qabsoomay xaflad aroos aad u xiiso galisay dadkii ka qayb-galay, soona jiidatay dhegaha Shacabka magaalada, taas oo kulmisay lammaaneyaal ku midoobay laba Qoys oo si farxad ah oo ay isaga raalli yihiin ugu wada nool Hal Guri oo ay kaga gaashaanteen kharashka Kirada.

Labada Qoys oo ka kooban Afar ruux oo dhalasho deegaan ahaan ka soo kala jeeda Afar Gobol oo ku kala yaalla gudaha Somaliland, waa marka laga yimaaddo inay isku habeen isla goob kuwada qabsadeen xafladdooda arooska isla markaana ay wadaagaan Hal Guri oo ay kiraysteen, waxa kale oo ay wadaagaan oo cajiib ah in labada wiil oo saaxiib dhow ahi ay isku mar uwada geed-fadhiisteen labada hablood oo iyaguna muddo sannado ah saaxiib dhow isku ahaa.

Laba wiil oo muddo badan saaxiib ahaaisla markaana shaqo-wadaag ah, waxa ay muddo sannado ah wada-degganaayeen hal guri, halka sidoo kale labada habloodna muddo sannado ah kuwada noolaayeen hal guri, taasina waa sababta ku dhiirri-gelisay inay si wada-jir ah oo rafiiqnimadooda gundhig u ah uwada yagleelaan Qoysaskooda, sida ay ku sheegeen warbixin uu ka diyaariyey telefishanka BC24tv oo ku booqday hoygooda.

Labada Wiil ee Saaxiibka ah, ayaa dhalasho ahaan ka soo kala jeeda Gobollada Gabiley iyo Sool, halka labada habloodna ka soo kala jeedaan gobollada Togdheer iyo Sanaag.

Muuqaalka Hoose kaga Bogo Warbixin Xiiso leh oo laga diyaariyey lamaaneyaashan Mustaqbalkooda u hibeeyey Qiimaha ay ugu fadhido Rafiiqnimadoodu.

Somalilandpost.net
somalilandpost@live.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories