Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Baahiyey Shan Mashruuc oo loo tartamayo iyo Xilliga loo muddeeyey
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta shaaciyey Mashaariic loo qabanayo hay’adaha kala duwan ee dowladda, kuwaas oo intooda badani yihiin...
Komishanka oo Dhammeystiray Tijaabada Nidaam Casri ah lagu Galayo Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Somaliland, ayaa maanta dhammeystiray tijaabada Saddexaad ee nidaamka Farsamo ee Diiwaan-gelinta muwaadiniinta oo la adeegsanayo farsamo Casri ah. Tijaabada saddexaad ee...
Hargeysa: Suxufiyiin ka hawl-gala HadhwanaagNews oo xoriyaddooda dib u helay
Hargeysa (SLpost)- Suxufiyiin ka hawlgala shabakada Wararka ee HadhwanaagNews oo laba todobaad ku dhow xidhnaa, ayaa maanta xoriyadooda dib u helay, sida uu xaqiijiyey...
“Nabaddu awooddii ay lahayd xukuumaddan maanta joogtaa ma galiso; nabadda dhaqaale ayaa…” – Ex-wasiir Duur
Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Carraale (Duur), ayaa xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi dusha ka saaray masuuliyadda wax-ka-qabasho la’aanta colaadda soo...
Sheekh Aadam-Siira oo Abaalmarinno iyo Deeqo Waxbarasho Siiyey Arday Ka Qalin-jabisay Jaamacadda New Generation
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadam Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadam-Siira), ayaa abaalmarinno kala duwan guddoonsiiyey Ardayda ugu dhibcaha sareysay Jaamacadda New Generation ee magaalada Hargeysa oo...
Xukuumadda Somaliland oo Joojisay Kulan-Diimeed Sheekh Caan ahi ku qaban lahaa Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Jaamac Xaaji Axmed, faahfaahiyey hawl-gal ciidamada ammaanku ku joojiyeen wax uu ku tilmaamay Tababbar ku saabsan Xidhiidhka Lamaanaha is-qaba,...
Saddex Carruur ah oo ku Geeriyooday Dab Qabsaday Gurigooda
Boorame (SLpost)- Saddex Carruur ah oo ka ugu weyni ahaa 10 sano jir ayaa ku dhintay Dab ka kacay Gurigooda oo ku yaallay Magaalada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

