Hargeysa: Dhismaha Jidka Laamiga ah ee 150-ka oo la bilaabayo iyo Farriinta Maayarka Caasimadda
Hargeysa (SLpost)- Maayarka Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in dhowaan la bilaabayo dib-u-dhiska iyo Dayac-tirka Jidka laamiga ah ee 150-ka oo burbur xoog lehi soo...
Somaliland
Imtixaanka Shahaadiga ah oo Maalintiisa 1aad Habsami ku dhammaaday iyo Wasaaradda oo ka hadashay
Hargeysa (SLpost)- Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada H/Dhexe iyo Sare ee dalka oo maanta uu daah-furay madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi, ayaa maalintii koowaad...
Somali News
Md Muuse Biixi oo markii u horeysay ka hadlay Eedaymo uu u jeedin jiray Madaxweynihii uu Wasiirkiisa Daakhiliga ahaa
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horeysay jawaab ka bixiyey eedaymo uu u jeediyey iyo dhacdo dhexmartay Allah ha...
Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale oo ka Sheekeeyey Taariikhdii Marxuum Abwaan Saxardiid Jabiye
Hargeysa (SLpost)- Allah haw naxariistee maanta magaalada Hargeysa ku geeriyooday Marxuum Abwaan Saxardiid aw-Maxamuud Cilmi (Jabiye) oo ka mid ahaa Abwaannada sida weyn looga...
Somaliland
Madaxweynaha Qaranka oo ka hadlay Xaaladda Dugsigii uu ka baxay Nus-qarni ka hor oo uu maanta ka daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada H/Dhexe iyo Sare ee dalka ka daah-furay Dugsiga H/Dhexe ee...
Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Taariikhda iyo Shaqsiyaddii Marxuum Abwaan Saxardiid Maxamuud Jabiye oo Saaka Geeriyooday
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah...
Somali News
Madaxweyne Biixi oo furay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Dalka oo ay u fadhiisteen Tiradii ugu badnayd (SAWIRRO + VIDEO)
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay qaybinta imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada siddeedaad ee dugsiyada dhexe iyo kuwa Afraad ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

