Monthly Archives: June, 2019

spot_imgspot_img

Heerka Xannuunka HIV/AIDS Xilligan ka marayo Somaliland oo la soo Bandhigay

Hargeysa (SLpost)- Komishanka heer Qaran ee Xakamaynta Xannuun-Dhaliyaha HIV iyo Cudurka AIDS ee Somaliland ee SOLNAC oo kaashanaya hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Tirakoobka...

Xukuumadda Somaliland oo ka jawaabtay Sheegashada Soomaaliya inay Kenya Fasax uga qaadatay Xafiiskooda Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmamaantay si adagna uga hadashay hadalo ka soo kala yeedhay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliya...

“Buur-madow ha keeno Dadkii Dilka Geystay ee Jufadiisa ahaa” – Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta

Hargeysa (SLpost)- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Somaliland, Cabdinaasir Cumar Jaamac, ayaa xukuumadda uu ka tirsan yahay ka difaacay eedo uga yimi...

Somaliland: Wasiir Xukuumadda ka tirsan oo Eedihii ugu Cuslaa u jeediyey Dowladaha Hoose ee Dalka oo Ta Hargeysa u horeyso

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Somaliland Maxamuud Xasan Sacad (Saajin), ayaa si adag u duray Dowladaha hoose ee dalka oo uu ku eedeeyey inay...

Xukuumadda Muuse Biixi oo beenisay Musuqa Malaayiin Dollar oo Bangiga Adduunku ugu Deeqay Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay in wax is-daba-marin iyo lunsi lagu sameeyey lacag malaayiin Dollar ah...

Wacdarihii Soo Maray Soomaaliya iyo Jabkii Dagaalkii Itoobiya kaddib wixii dhacay

Nala wadaag oo Daawo Qaybta 14 iyo 15aad ee Taxanaha Barnaamij laga sameeyey Taariikhda Soomaalida iyo Wixii ka dhacay Qarnigii Tagay oo xogo badan...

Xukuumadda Somaliland oo u jawaabtay Maamul-goboleedka Puntland

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland, ayaa ka hadlay ciidamo ka tirsan Qaranka oo dhawaan u goostay maamul-goboleedka Soomaaliya ee Punland.   Wasiirka oo saxaafadda la...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img