Xukuumadda Somaliland oo dalka keenaysa Qalab lagu Xakamaynayo Xawaaraha Gaadiidka
Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaadday inay dhowaan dalka keenaysa Qalab lagu Xakamaynayo Xawaaraha Gaadiidka kala duwan oo sababa shilal khasaare nafeed iyo mid hantiyeedba geysta. https://www.youtube.com/watch?v=X4sZyZ3B1Rc
Shirkadda Caymiska ee TAKAFUL oo Sannad-guuradeeda 5aad ugu dabbaal-degtay munaasibad kulmisay Haldoorka Somaliland iyo Weedhihii Madasha laga jeediyey
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Caymiska Islaamiga ah ee Takaful, ayaa Magaalada Hargeysa ku qabatay munaasibad ay ugu dabaal-degayso sanad-guuradii 5aad ee ka soo wareegtay Aasaaskii...
Mid ka mid ah Shirkadaha ugu Waaweyn Somaliland oo Musalaftay iyo Hantideedii oo la Xaraashayo
Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda gobolka Maroodijeex, ayaa soo saartay xukun ay ku go'aamisay in gebi ahaanba la iibiyo hantida maguurtada ah ee ay lahayd mid...
Cabdimaalik Muuse Coldoon oo maanta la horkeenay Maxkamadda Gobolka Maroodijeex
Hargeysa (SLpost)- Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon oo dorraad Ciidamada ammaanku ka soo qabteen magaalada Burco, ayaa maanta la horkeenay maxkamadda gobolka Maroodijeex. Cabdimalik Muse Coldoon,...
Shirkadda RIO Architects oo door weyn ka qaaddatay Dhismaha Masaajid Casri ah oo Hargeysa laga hirgeliyey iyo Kaalinta ay ka geysato Horumarka dalka
“Wax la Naqshadeeyo iyo wax laga shaqeeyo waxa ugu qaalisan Baydka Ilaahay,” Warfaa Maxamed Xaaji Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Dhismaha iyo Naqshadaha ee RIO Architects, ayaa...
Maxaa kala qabsaday Labada Professors Iyo Aqoonyahankii Burco?
Madal ay ku kulmeen aqoonyahanka gobolka togdheer iyo Labada Professor ee kala ah Professor Cali Qaliif Galaydh Iyo Professor Axmed Ismacil Samatar. Madashaas waxay ahayd...
Hargeysa: Sheekh ku baaqay in laga hortago Dhalinyaro Fidinaysa Diinta Kiristaanka
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed (C/raxmaan Dheere) oo ka mid ah culimada magaalada Hargeysa, ayaa khudbaddii Jimcaha ee maanta ku soo qaatay dhalinyaro u...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

