Maayarka Caasimadda oo Xadhigga ka jaray Dhismayaal laga hirgeliyey Sayladda Xoolaha Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Hay'adda Care International, ayaa Sayladda Xoolaha ee magaalada Hargeysa ka hirgelisay dhismayaal Musqulo ah oo loogu talo-galay Dadka ku ganacsada, waxaanay dhismaha...
Nuxurka Heshiis horleh oo Dhexmaray Somaliland iyo Imaaraadka Carabta
Madaxweyne Muuse Bixi iyo Wefti uu hoggaaminayo oo maanta dalka ku soo laabtay Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu...
Prof Axmed Samatar oo ka hadlay inuu Mucaarad ku yahay Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi
Hargeysa (SLpost)- Prof Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa ka hadlay waxa iska beddelay taageeradii uu u hayay xukuumadda Xisbiga Kulmiye oo mabda' ahaan uu aaminsan...
Dood Xaasaasi ah: “Xubnaha Golaha Deegaanka ay Xasaanadda wada siinno ama ka wada-qaadno” – Xildhibaan Xoog
Hargeysa (SLpostt)- Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa fadhigoodii maanta dood xaasaasi ah ka yeeshay Xeerka Ismaamulka Gobollada iyo Degmooyinka dalka oo Wax-ka-beddel iyo Kaabis lagu...
Magacyada Guddi Heer Qaran ah oo loo xil-saaray Qaban-qaabada Xuska 18 May iyo Wasiir Kaahin oo ka hadlay
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md Maxamed Kaahin Axmed oo maanta shir-jaraa'id ku qabtay xafiiskiisa, ayaa ku dhawaaqay Guddi heer qaran ah...
Wasiirro iyo Siyaasiyiin Shaaciyey in iyaga Qoysaskooduba ka mid noqonayaan Macaamiisha Shirkadda Caymiska ee TAKAFUL
Hargeysa (SLpost)- Masuulyiin iyo siyaasiyiin isugu jira Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi iyo qaar hore uga tirsanaan jiray xukuumaddii hore, ayaa shaaca...
Xukuumadda oo shaacisay Qorshe ay kula dagaalamayso Sicir-bararka ka jira Dalka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Dr Sacad Cali Shire, ayaa sheegay inay ku hawlan yihiin qorshe wax lagaga qabanayo Sicir-bararka maceeshadda ee dalka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

