Monthly Archives: January, 2019

spot_imgspot_img

Xukuumadda Somaliland oo Joojisay in dalka laga furo Jaamacado cusub iyo Baadhitanno ku socda Jaamacadaha qaarkood

Xukuumadda Somaliland oo gebi ahaanba Joojisay in dalka laga furo Jaamacado cusub iyo Baadhitanno ku socda Jaamacadaha qaarkood https://www.youtube.com/watch?v=cENTZ3vOTAY

Wararkii u dambeeyey Weerarro iyo Qaraxyo Kooxda Al-Shabab ka fulisay magaalada Nairobi

Nairobi (SLpost)- Weerarro ku bilowday Qaraxyo xoggan, ayaa maanta ka dhacay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, waxaana weerarradan lagu qaaday dhismeyaal isugu jira...

Wasaaradda Beeraha Somaliland oo soo bandhigtay Natiijada ka soo baxday Tijaabada Khudaar Qaab Casri ah loo Beeray + Daawo SAWIRRO

Hargeysa (SLpost) – Hawl-wadeennada Waaxda Wax soo-saarka iyo Sugidda Cuntada ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa Markii Saddexaad waxay Green House ku dhex...

MAXAAD KALA SOCOTAAA ISBEDDELLEDA SIYAAASADDA CAALAMKA IS-XULAFAYSIGA CUSUB? – W/Q: C/karim Muxumed CAdde (Qaamuus)

Tan iyo markii uu burburay Midowgii Soofiyeet, dunidu waxay noqotay One world super power. Mana jiraan xilligan wax iska caabin kara maraykanka oo aha Super Power. Waxyaabaha...

“Maalinba cidbaa ka tagta UCID, maantana anigaa ka tagay” – Guddoomiye ku-xigeenkii UCID oo is-casilay iyo Go’aan Xisbigu soo saaray

"Maalinba cidbaa ka tagta UCID, maantana anigaa ka tagay" - Guddoomiye ku-xigeenkii UCID oo is-casilay iyo Go'aan Xisbigu soo saaray Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenkii 1aad...

Wasiirka Wafaafinta Somaliland oo Go’aan ka soo saaray Shaqaalaha Wasaaradda ee ka hawl-gala Goobaha kale

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-gelinta iyo Dhaqanka ee Somaliland, Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo, ayaa go'aan ka soo saaray Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta ee ka hawl-gala xarumaha...

Taliska Guud ee Booliska oo ka hadlay Sababta Xadhigga Abwaan ABEES iyo Arrimo kale

Hargeysa (SLpost)- Taliska Guud ee Booliska Somlaland, ayaa ka hadlay sababta ka dambaysay xadhig lagula kacay Hal-abuur da'yar oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Abees oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img