Xisbiga Waddani oo ka dhawaajiyey inay diyaar u yihiin Wada-hadal lagu xalliyo khilaafka Sharci ee Arrimaha Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah Waddani ayaa ka dhawaajiyey inay diyaar u yihiin Wada-hadal lagu xalliyo khilaafka Sharci ee Arrimaha Doorashooyinka, isla markaana ay...
Xukuumadda Somaliland Oo Xaqiijisay Inay Soomaaliya Gudbisay Dacwad Ka Dhan Ah Socdaalkii Uu Wasiirka Difaaca UK Ku Yimi Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa xaqiijisay jiritaanka war uu dhawaan Geeska Afrika baahiyay oo ah inay dawladda Soomaaliya Ingiriiska u gudbisay dacwad ka dhan...
Dalka Imaaraadka Carabta oo Qalab Caafimaad Casri iyo Daawooyin tiro badan ugu deeqay Cusbitaalka Guud ee Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Dr Xasan Ismaaciil Yuusuf, ayaa qalab Caafimaad oo casri ah iyo Daawooyin kala duwan oo deeq ah kala...
Shirkadda Daabacadda Sagaljet oo Abaalmarinno ku maamuustay Shaqaaleeda Kartida muujiyey sannadkii dhammaaday
"Qofka kaa Shaqaale wanaagsan iyo qofka kaa Istaraatajiyad fiican waligaa ma gaadhid, SAGALJET-na sidaasoo kale ayay tahay" Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Daabacaadda ee SAGALJET, ayaa maanta...
“Waxa jira Dhalinyaro Xafiiska Farmaajo laga maamulo oo Somaliland u dhashay” – Wasiir Hinda Gaani
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Shaqo-gelinta iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi (Hinda Gaani), ayaa shaaca ka qaadday inay jiraan dhalinyaro u dhalatay Somaliland...
“Doorashadaasi Maanta Haddii Ay Dib U Dhacdo Dalkeenu Wuxuu Galaya Mugdi..,” GudDoomiye Faysal Cali Waraabe
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa ka dayriyey saamaynta ay qaranimada Somaliland ku yeelan karto dib-u-dhac ku...
Xisbiyada UCID iyo Kulmiye oo go’aan ka soo saaray Xiisadda Qabsoomidda Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Xisbiyada Talada dalka haya ee Kulmiye iyo Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa maanta go'aan ka soo saaray muranka ka aloosan qabsoomidda...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

