HomeHargeysa: Dhaar-wadareed ku qabsoontay Madaxtooyada Somaliland

Hargeysa: Dhaar-wadareed ku qabsoontay Madaxtooyada Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa -(SLpost)-Xubnaha golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa dhaarta distuuriga ku gutay madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa hortiisa maanta, waxaana dhaariyey guddoomiyaha maxkamadda sare Prpf. Aadan Xaaji Cali Axmed.

IMG_9483Dhaartan oo ka dhacday xarunta madaxtooyada, isla markaana uu waajibinayo qodobka 129-aad ee distoorka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa  waxa goob joog ka ahaa madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo ku-xigeenkiisa, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), waxaana ay  dhammaanba golaha wasiirradu iyaga oo baabacada midig ku haya kitaabka Qur’aanka kariimka ah ay ku dhaarteen inay  daacad u noqon doonaan Diinta Islaamka, Dadka iyo Dalka Jamhuuriyadda Somaliland muddada ay xilka hayaan.

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland, Prof. Aadan Xaaji Cali Axmed  oo hadal kooban madasha ka jeediyey, ayaa sheegay inay dhaartu tahay waajib la mariyo cid kasta oo qaranka xil u qabata, waxaana isaga oo arrimahaas ka hadlaya uu yidhi,“Maanta waxa aynu fulinaynaa qoddob distoorkeena katirsan oo ah qoddobka 129-aad oo sheegaya dhaarta distooriga ah, waana dhaarta qofkasta oo masuuliyad qaran haya ay waajib tahay in la mariyo, ama distoorku ha sheego amaba xeer ha sheego’e, idinkoo horena u maray dhaartii ahayd ilaalinta xogta xukuumadda.”

https://youtu.be/lgICgzFG5p8

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories