Dagaal xooggan oo ka dhex-qarxay Xukuumadda iyo Baarlamaanka Soomaaliya iyo Ciidamo Weerar kula wareegay Xarunta Golaha Shacabka
Muqdisho (SLpost)- Dagaal xooggan oo isugu jira mid siyaasadeed iyo mid gacan-ka-hadal ah ayaa u dhexeeya Xukuumadda iyo Barlamaanka Soomaaliya, dagaalkaas oo gaadhay in...
Madaxweynaha Somaliland oo tallaabo Micno-darro ah ku tilmaamay Isku-dayga Soomaaliya kaga hortagaysay Maalgeshiga Dekedda Berbera
“Waxaanu heshiiska maalgeshiga Berbera la saxeexannay shirkadda DP World iyo Imaraadka Carabta annaga oo metelayna Qaran madax-bannaan, waxaana hirgelin doonta dowladdayada.” – MUUSE BIIXI...
Shirkadda DP World oo $1.4 Bilyan Sannadkan ku maalgelinaysa Lix Dekedood oo BERBERA PORT ku jirto
Shirkadda DP World oo Shaacisay Faa'idada ay Ganacsigeeda ka heshay iyo Dakhliga uga Xerooday Sannadkii hore Dubai (SLpost)- Shirkadda DP World oo gacanta ku haysa...
Waddanka Imaaraadka Carabta oo Tabobarro iyo Saanad Milatari ku caawinaya Ciidamada Somaliland
Dubai (SLpost)- Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa lagu wadaa in ay tababarro iyo Saanad Milatari ku caawiso ciidamada Somaliland, taas oo qayb ka ah Heshiis...
Hay’adda Shaqaalaha Dowladda Oo Diiwaangelinta ka bilowday Gobolka Saaxil Iyo Guddoomiye Sharmarke Oo Ka Warbixiyey
Berbera (SLpost)- Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland, ayaa si habsami ah 4-tii maalmood ee u dambeeyey uga wada Deegaanadda kala duwan ee shaqaalaha dawladdu...
BERBERA: Faahfaahinta Dab Xooggan oo Ka Kacay Haamaha Keydka Shidaalka iyo Gaasta Cuntada
Berbera (SLpost)- Maareeyaha Dekedda Berbera, Maamulka degmada/gobolka, ayaa ka hadlay Dab xooggan oo maanta ka kacay goob kaabiga ku haysa xayndaabka Haamaha Keydka shidaalka...
HARGEYSA: Maxamed Cali Nasri oo Shaaciyey inuu u taagan yahay Tartanka Doorashada Golaha Wakiillada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Maxamed Cali Nasri oo ka mid ah dhalinyarada aqoonyahanka ah ee magaalada Hargeysa, ayaa shaaca ka qaaday inuu u taagan yahay isla...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

