HomeHay’adda Shaqaalaha Dowladda Oo Diiwaangelinta ka bilowday Gobolka Saaxil Iyo Guddoomiye Sharmarke...

Hay’adda Shaqaalaha Dowladda Oo Diiwaangelinta ka bilowday Gobolka Saaxil Iyo Guddoomiye Sharmarke Oo Ka Warbixiyey

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Berbera (SLpost)- Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland, ayaa si habsami ah 4-tii maalmood ee u dambeeyey uga wada Deegaanadda kala duwan ee shaqaalaha dawladdu ka hawlgalaan hawlgalkoodii ay dalka ka wadeen ee madaxtaabashadda iyo diwaangelinta shaqaalaha dawladda lagu sugaayo.

Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle, ayaa qoraal kooban oo uu kaga warbixiyey halka ay marayso diwaangelinta shaqaalaha Dawladda Somaliland oo todobaadkan u dambeeyey si habsami ah uga socda Deegaanadda Gobolka Saaxil oo ay ka bilaabeen, waxa uu sheegay inay hawlgalkoodu si habsami iyo xawli ah uga wadaan Magaalo madaxda Berbera iyo Deegaano kale oo hoos yimaada isla markaana shaqaalaha Somaliland gaar ahaan kuwa dawladdu ay ku diirsadeen waaga cusub ee mashruucan dawladdu ku tayeynayso.

2Md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle oo qoraalka uu kaga xog waramay hawlgalka Tirinta shaqaalaha Dawladda Somaliland lagu sugaayo ee ay dalka ka wadaan iyo gobolka Saaxil oo ay hada ku jiraan waxa uu ku yidhi  qoraalkiisa.

– Shaqaalaha ku suggan Deegamada Sheekh iyo Abdaal ayaa maanta iyo shalay si wanaagsan loo diiwangeliyey waxaana loo sii durkayaa deegaamada kale ee shaqaalaha dawladdu ku suggan yihiin.

– Sidoo kale waxay ay si habsami ah Saddexdii casho ee la soo dhaafay uga socotay caasimada gobolka Saaxil ee Berbera.

– Shaqaalaha dawladdu waxa ay si wanaagsan u dareemeen in hogol u curatay oo caawintooda loo socdo balse aan caydhintooda loo socon waxaanay bixinayaana xog waafi ah iyo xaal warran dhamaystiran.

– Waxa ay quus u ahaatay ma-joogihii jiif oo jaq ku tallo-jiray waxaanay rejo u diyaar tahay diyaarsanaha dalka in uu u shaqeeyo u dabran.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories