Yearly Archives: 2018

spot_imgspot_img

Madaxweyne Ismaaciil Cumar oo Geelle oo mar kale loo doortay Hoggaamiyaha Xisbiga RPP iyo

Djibouti (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa mar kale loo cumaamaday Guddoomiyaha Xisbiga RPP ee haya talada dalkaas, kaddib markii maanta la...

Guddoomiye Cirro oo ka hadlay Sababta uu Madaxweyne Muuse Biixi ugu Raaci waayey Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ee Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa ka hadlay sababta uu uga mid noqon waayey weftiga madaxweynaha Somaliland ee...

Ujeeddada Shir-jaraa’id oo ay wada-jir u qabteen Wasiirka Warfaafinta iyo Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo iyo Suldaan Maxamed Suldaan Cabdi-qaadir, ayaa maanta si wada-jir ah shir-jaraa'id ugu qabtay magaalada Hargeysa. Faahfaahinta warkan...

Al-Fanaan Maxamed BK oo Hees u Qaaday Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wacdarihii Kulanka Jaaliyadda Imaaraadka

Al-Fanaan Maxamed BK oo Hees u Qaaday Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wacdarihii Kulanka Jaaliyadda Imaaraadka https://youtu.be/xwyQ8i9J35A

Guddiga La-dagaalanka Sicir-bararka oo shaaciyey Go’aamada Wejiga 2aad ee Kor-qaadista Shilinka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Guddiga La-dagaalanka Sicir-bararka iyo Kor-u-qaadista Isticmaalka lacagta shilinka Somaliland, ayaa mar kale soo saaray go'aamo cusub oo wax lagaga qabanayo aafada sicir-bararka...

Golaha Guurtida oo Qaraar ka soo saaray Farogelinta Soomaaliya ku haysa Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Golaha Guurtida Somaliland, ayaa maanta qodobbo digniin ah ka soo saaray faro-gelinta siyaasadeed ee dowladda Soomaaliya ku hayso arrimaha gudaha dalka, waxaanay...

AKHRISO Nuxurka Khudbad Uu Madaxweynaha Somaliland Dalabyo uu u gudbiyey Dowladda Imaaraadka Carabta, Dheefta Heshiiska DP World, Loolanka siyaasadda Mandaqadda iyo Gardarrada Soomaaliya (SAWIRRO)

Abu Dhabi (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si qoto  dheer uga hadlay waxyaabaha uga qabsoomay safarka uu ku joogo dalka Imaaraadka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img