Ujeeddada Socdaal uu Dalka Jabuuti ku tagay Wasiirka Maalgeshiga Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradaha Maal-geshiga Somaliland Maxamed Axmed Cawad, ayaa maanta socdaal ku gaadhay dalka Jabuuti, waxaana halkaas ku qaabilay safiirka Somaliland u fadhiya...
Madaxweynaha oo Magacaabay Xubnaha Guddiga Heer Qaran ee Xuquuqal Iinssaanka iyo Ku-xigeenka Hanti-dhowrka Guud
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa magacaabay Guddiga Heer Qaran ee Komishanka Xuquuqal Iisaanka oo ka kooban Todoba Xubnood. Wareegto kale oo...
Nuxurka War-murtiyeed 8 Qodob ka kooban oo ka soo baxay Gunaanadka Shirka Beelaha Garxajis
Gacanlibaax (SLpost)-.Shir weynihii Beesha Garxajis ee Tol-wanaaje laba oo muddoo sagaal caano maal ah ka soconayey Buurta Gacanlibaax, ayaa si rasmi ah loo soo...
Somaliland
Tirada Ardayda u fadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Somaliland oo maanta Ka bilaabmay gobollada dalka
Hargeysa (SLpost)- Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Fasallada 8aad ee Dugsiyada Dhexe iyo Fasallada 4aad ee Dugsiyada Sare, ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabmay...
Dowladda Itoobiya oo markii u horeysay ka hadashay Sii-deynta Qalbi-dhagax iyo Qaabkii ay ku timi
Muqdisho (SLpost)- Dowladda Itoobiya ayaa markii u horeysay sharraxaad ka bixisay qaabkii loo maray iyo dedaalladii sii-deynta Cabdikariim Muuse Qalbi-Dhagax oo ka tirsan Jabhadda...
Ururka Suxufiyiinta Somaliland Oo Maanta Daah-Furay Dib U Eegidda Xeerka Saxaafadda
Hargeysa (SLpost)- Kulan Balaadhan oo hor-dhac u ah dib u eegis lagu samaynayo iyo Qabyo-tirka xeerka Saxaafadda Somaliland ee XEER NO 27/2004 kaasi oo...
Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo Ka Qayb-galay Shirweyne Lagu Gorfaynayo Horumarinta Ganacsiga Ka Dhexeeya Dawladda iyo Shacabka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdriraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa ka qayb-galay shirweyne Ballaadhan oo lagu gorfanayo sidii loo horumarin lahaa, loona hirgelin lahaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

