Yearly Archives: 2018

spot_imgspot_img

Qorshaha Dhabta ah ee ka Dambeeya Mashruuc Safaaradda Jabuuti ku diiwaangelinayso Dadka Hawl-gabka ah ee ku nool Somaliland

Hargeysa/Djibouti (SLpost)- Baadhis ay samaysay Warbaahinta madaxa-bannaan ee Somaliland, ayaa daboolka ka qaadday ujeeddada dhabta ah qorshe qarsoodi ah oo dowladda Jabuuti ka leedahay...

Wararkii u danbeeyey Dabley Hubaysan oo Weerar ka gaysatay Laascaanood iyo Taliska Booliska oo ka hadlay

Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Sool Cabdirisaaq Maxamed Faarax, ayaa faahfaahin ka bixiyey Weerar Dabley Hubaysan oo aan haybtooda la aqoonsan ku qaaday Saldhigga Booliska...

Jewigii Furitaanka Shirweynaha Tolwanaaje iyo Dareenka Wejiyada Siyaasiiyiinta ka Qayb-galay (SAWIRRO)

Gacan-libaax (SLpost) Shirweyne loogu wan-qalay Tolwanaaje oo ay Aayahooda kaga tashanayaan Beelaha Garxajis, ayaa si rasmi ah shalay galab uga furmay Buurta Gacanlibaax oo...

Ethiopia: Nine arrested for Addis Ababa Explosion, injury number increased to 165

'African leaders including President Uhuru Kenyatta of Kenya, President of Somaliland Muse Bihi Abdi and President Mohamed Farmaajo of Somalia, also expressed their condolences.' Addis...

Maxay Tahay Xaqiiqada Dhabta ah ee Taala Magaalada Jigjiga, Xarunta Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia?

“Qormo Kooban Oo Aan kagaga Waramayo Wixii Aan Kala Kulmay”.Q-1aad W/Q:-Axmed Almis Waxaan Qalinka U Qaatay Inaan Sawir Kagaga Bixiyo Muuqaalkii aan ka Aaminsanaa Magaalada...

DAAWO Wacdarihii Barnaamijka Kasmaal iyo Hal-abuur JAWAAN oo Abaal-marin Qaali ah ku Guulaystay

Majaajilaystaha Caanka ah ee Ciise Cabdi Ismaaciil (Jawaan), ayaa ka qayb-galay Barnaamijka Kasmaal ee shirkadda SOMTEL oo habeen hore lagu qabtay magaalada Burco ee...

Xafiiska HCTV ee Gabiley oo Deeq Lacag ah Gaadhsiiyey Hooyo Danyar Ah oo Xannuunka KANSARKU haleelay Iyo 9 Carruur Ah Oo Ay Dhashay

Hargeysa (SLpost)- Xafiiska HCTV ee magaalada Gabiley ayaa Deeq Lacag ah Gaadhsiiyey Hooyo Danyar Ah oo Xannuunka Kansarku haleeley Iyo Sagaal Carruur Ah Oo Ay Dhashay oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img