DAAWO WARBIXIN Cajiib ah oo laga diyaariyey Nin 11 Sanno u shaqaynayey GOOGLE oo ku biiray Ganacsatada Sarrifleyaasha Wadhatada ee Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Tilek Mamutov oo ah khabiir ku takhasusay Cilmiga IT-ga, gaar ahaan Software Engineering, muddo toban sanno ka badan-na ka soo shaqaynayey shirkadda...
“Anagu haddii aanu nahay Umada Somaliland Marnaba Dagaal horseed ka noqon mayno balse Waa Waajib Qaran in…” Taliyihii Hore ee Ciidanka Qaranka Gen. Jidhif...
Hargeysa (SLpost)- Taliyihii hore Ciidamada Qaranka Somaliland Gen-Maxamed Xassan C/laahi “Jidhif” Ayaa Munaasibada Ciidal Adxada Awgeed Dhamaan Umada Muslimka Ah gaar Ahaan Shacabka iyo...
U Kala Hiilinta XAQA iyo BAADILKA Golaha WAKIILLADA!
Ummadaha Islaamku waxa waajib ku ah inay wax kastoo la soo gudboonaada ula laabtaan xalkeeda Kitaabka Alle iyo Sunnaha Rasuulkeenii Maxamed NNKH, qofkii meel kale ula baydha xalka ama horistaaga awaamiirta Diinteenu timaamtay, xaqiiqdii waa nin Iimaanku qooman yahay, cawaaqibkeedana maalin aanu u taaghayn waydiinteedu sugayso.
Xildhibaan Naasir Xaaji Cali oo Xilka laga qaaday, Muxuuse ka yidhi go’aankaas
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Farax, ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Guddi-hoosaadka Ilaalinta iyo daba-galka Hantida Qaranka ee Golahaas Xildhibaan Naasir Cali...
Ururka SOLJA oo Hargeysa ka furay tabobar kor loogu qaadayo Tayada Warbaahinta Online-ka ah (Website-yada)
Hargeysa (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo kaashanaya Wasaaradda Arrimaha Dibadda, ayaa maanta tabobar muddo laba maalmood soconaya uga furay magaalada Hargeysa qaybo...
Djibouti: Faahfaahinta Kulan dhexmaray Madaxweyne Geelle & Madaxweynaha Soomaaliya iyo Arrimaha ay ka wada-hadleen
Djibouti (SLpost)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta socdaal ku gaadhay caasimadda dalka Jabuuti, kaddib sida la sheegay marti-qaad...
Somaliland: Ujeeddada Kulan Guddiga Nabad-gelyadu la yeelatay Wasiirka Gaashaan-dhigga iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka
Hargeysa (SLpost)- Guddi-hoosaadka Nabadgelyada iyo Difaaca ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhigga Md Ciise Axmed Yuusuf...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

