Yearly Archives: 2018

spot_imgspot_img

“Qofka wax tabanayaa waa inuu si miyir qaba wax u sheegtaa, qoribaan wax ku xalinayaa ma dhici karto”. – Md Muuse Biixi Cabdi

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo maanta mar uu khudbad ka jeedinayey Jaamacadda Hargeysa oo ay ka qalin-jebinayeen arday tiro badan...

Madaxweynaha Somaliland oo ka Qayb-galay Qalin-jabinta Dufcaddii 15aad ee ka baxda Jaamacadda Hargeysa (DAAWO BILICDA SAWIRRADA)

Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta ka qayb-galay xafladda qalin-jebinta dufcadii 15aad ee ka baxda Jaamacada Hargeysa, waxaanu madaxweynuhu...

Nuxurka ay xambaarsan yihiin Wareegtooyin is-huwan oo uu soo saaray Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegtooyin uu maanta soo saaray, waxa uu ku shaaciyey dhaqan-galka Afar Xeer oo kala ah...

Madaxweyne Muuse Biixi oo Jaan-goyn ku sameeyey Cashuur-dhaafka loo sameeyo Alaabooyinka Dalka dibaddiisa laga soo keeno

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu maanta soo saaray waxa uu gebi ahaanba meesha ka saaray in cashuur-dhaaf aan...

Qabsoomida Doorashada: Qorshe Guusheeda & Guuldaradeedu Ku Xidhnaan Doonta Dhinac keliya!

Doorasho, maqalkeedu dareeno kala duwan ayey u samaysaa dhinacyo kala duwan oo bulshada JSL ee gudaha ama dibeddaha jooga iyo weliba wadammo loo bixiyey saaxiibada Somaliland ama guud ahaan bulshada caalamka, taasoo dhinacwalba ka eeganayo danno isaga u gaar ah, ama uga dhexmuuqda qabsoomideedu? Laakiin, waxa marag ma-doon ah, inuu jiro dhinac kaliya oo guusheeda xigsanaya ama guuldaradeeda gaar loogula xidhiidhin doono.

Qiso iga ilmaysiisay! – W/Q: Akram Cabdalla

Samiir 19 jir ayuu ahaa markuu ka tahriibay wadankiisa, oo uu kaga tagay hooyadii aamina iyo gabadh isaga la dhalatay oo lagu magacaabo xamda,...

Xukuumadda Somaliland oo Xidh-xidhay Wasiiro ka tirsanaa Maamulkii Cabdi Iley ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa xidhay laba wasiir oo ka tirsanaan jiray maamulkii madaxweyne Cabdi Maxammuud Cumar ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya, kaddib markii lagu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img