Wasaaradda Horumarinta Beeraha Oo Maanta Bilowday Qodidda 9 Boqol Higtar Oo Deegaanka Xaaxi Ah + SAWIRRO
Xaaxi (SLpost) – Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL ayaa Maanta bilaabay Qoddida 900 oo Higtar oo laga beerayo Noocyada kala duwan ee Dalagyada deegaanka Xaaxi...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Isku beddel iyo Magacaabis cusub ku sameeyey Xukuumaddiisa
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa isku-beddel iyo Magacaabis cusub ku sameeyey qaar ka tirsan masuuliyiinta Xukumaddiisa. Wakiilkii Somaliland u fadhiyey dalka...
Afar kooxood oo kala Aragti duwan oo ku hirdamaya hoggaanka DDSI
By: Barkhad-ladiif M. Cumar Dawladda deegaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI) waxa ka jira siyaasad beelaysan oo hogaanka xisbiga iyo madaxtinimadda loogu tartamayo, afar qaybood oo kala aragti...
Nairobi: Arrimaha lagaga Hadlay Kulan dhexmaray Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Somaliland iyo Masuuliyiin Ka Tirsan Dawladda Japan
Nairobi (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta & Horumarinta Qaranka Somaliland Mudane Cabdirashiid Ibrahim Sh. Cabdiraxmaan oo hawlo shaqo ugu maqan dalka Kenya Magaaladiisa...
Tog-Wajaale: Xaddiga Maandooriye isugu jira Khamri iyo Xashiishad oo Gacanta lagu dhigay
Togwajaale (SLpost)- Maandooriye tiro badan oo isugu jira Khamri iyo Xashiishad, ayaa lagu qabtay magaalada Tog-Wajaale ee ku taalla xuduudka u dhexeeya Somaliland iyo...
Ujeeddada Socdaal Wefti ka tirsan ONLF ku tagayaan magaalada Addis Ababa oo looga yeedhay
Hargeysa (SLpost)- Xubno ka tirsan Ururka Mucaaradka ah ee ONLF ee dalka Itoobiya oo dhawaan ku dhawaaqay xabbad-joojin iyo heshiis ay la galaan dawladda...
Guddida Heer Qaran Ee Xuquuqal Insaanka iyo Masuuliyiin kale Oo Madaxweynaha hortiisa Lagu Dhaariyey iyo Nuxurka Dardaaran Faraqa Loo Sudhay
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali, ayaa madaxweynaha hortiisa ku dhaariyey Xubnaha guddida heer qaran ee Xuquuqal Insaanka qaranka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

