Monthly Archives: October, 2018

spot_imgspot_img

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Cusub Ee Ballaadhinta Dekeda Berbera

Berbera (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha cusub ee ballaadhinta dekedda iyo Free Zone-ka Berbera. Munaasibad ballaadhan...

Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Denmark u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley wefdi  ay hoggaaminayso Safiirka Denmark u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya...

“Somaliland waxay u baahan tahay inay dib isu abaabusho oo dadka la mideeyo” Nuxurka Khudbad Faysal Cali Waraabe ka Jeediyey Shirweyne laysku Arkay

"Somaliland waxay u baahan tahay inay dib isu abaabusho oo dadka la mideeyo" Erayadaasi waxay ka mid yihiin Khudbad Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal...

Daawo Nuxurka Khudbad Qiime badan oo Guddoomiye JIRDE ka Jeediyey Shirweynaha Dib-u-eegista Horumarka Somaliland

Daawo Nuxurka Khudbad Qiime badan oo Guddoomiye JIRDE ka Jeediyey Shirweynaha Dib-u-eegista Horumarka Somaliland Hoos KA daawo Muuqaalka khudbadda Guddoomiyaha ku-meel-gaadhka ah ee XISBIGA WADDANI Xidhibaan...

Daawo Hadalladii ay munaasibadda ka jeediyeen Wufuuddii ka Qayb-gashay Shirweynaha Horumarka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u daah-furay shirweyne heer sare ah oo lagu falanqaynayo guulihii ay...

Madaxweynaha Somaliland Oo Daah-furay Shirweyne Lagu Lafo-gurayo Guulaha Somaliland ku Tallaabsatay iyo Caqabadaha horyaalla 27 sanno kaddib

Shirweynahan oo Afka Qalaad loogu magac-daray "Somaliland Acheivements and Challengs Ahead 27 years later" waxa ka soo qayb-galay Ergay ka socda Beesha Caalamka iyo...

Somaliland: Nidaamka Mushahar-bixinta Shaqaalaha Dowladda oo la casriyeynayo

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa bilaabaysa qorshe Carsiyeysan oo Nidaamka Mushahar Bixinta Shaqaalaha Dawladda loo sameynayo, waxaana  qof kasta oo shaqaale dawladdeed ah loo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img