HomeMadaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Denmark u qaabilsan Somaliland iyo...

Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Denmark u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley wefdi  ay hoggaaminayso Safiirka Denmark u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Amb. Mette Knudsen oo ay wehelinayso Anne Elisabeth kobaek oo ah madaxa xafiiska Hay’adda horumarinta caalamiga ah ee dalka Denmark u qaabilsan ee Somaliland ee DANIDA.

IMG_7041Kulankaas waxa laga wada hadlay qodobo muhiima oo la xidhiidha mashaariicda horumarinta ee ay Somaliland ka hesho sanduuqa horumarinta Somaliland ee (SDF), oo ay Denmark qaybka tahay sidii loo xoojin lahaa korna loogu qaadi lahaa, waxa kale oo laga wada hadlay sidii looga midho dhalin lahaa  wada-hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya hore u dhexmaray balse hakadku ku yimid, waxa iyana kulankaasi lagu soo qaaday  doorashooyinka Somaliland ee sannadka 2019 ka horaantiisa la filayo inay dalka ka qabsoonto, sidii ay qayb uga qaadan lahayd dawladda Denmark iyadoo xukuumadda Somaliland ay ka go’an tahay wixii kharash ku baxaya ee ka xukuumad ahaan laga sugayo, dhinaca wadama ay Denmark ka midka tahay ee Somaliland ka taageera doorashooyinkuna ay qayb tooda ka qaataan sidii ay doorashadu ugu qabsoomi lahayd wakhtigii loo cayimay ee la isaga kaashan lahaa, waxa kaloo kulankaasi lagu soo qaaday nabadgelyada mandaqadan geeska afrika ee ay Somaliland hore ugu caanbaxday ilaalinteeda iyo dhawristeedaba, sidii loo adkayn lahaa.

Madaxa wefdiguna waxa ay sheegtay in ka Denmark ahaan ay xoojin doonaan xidhiidhka labada dal ka dhexeeya, isla markaana ay xoogga saari doonaan iskaashiga labada dal  iyo horumarinta Sanduuqa SDF, door muhiimana ay ka qaadan doonaan  doorashooyinka wakiiladda iyo golayaasha deegaanku inay wakhtigii loo asteeyey ku qabsoomaan Ugu danbayntiina waxa uu kulankaasi ku soo dhamaaday Isfahan buuxa oo dhexmara labada dal.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories