Xildhibaan Naasir Xaaji Cali oo Xilka laga qaaday, Muxuuse ka yidhi go’aankaas
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Farax, ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Guddi-hoosaadka Ilaalinta iyo daba-galka Hantida Qaranka ee Golahaas Xildhibaan Naasir Cali...
Ururka SOLJA oo Hargeysa ka furay tabobar kor loogu qaadayo Tayada Warbaahinta Online-ka ah (Website-yada)
Hargeysa (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo kaashanaya Wasaaradda Arrimaha Dibadda, ayaa maanta tabobar muddo laba maalmood soconaya uga furay magaalada Hargeysa qaybo...
Djibouti: Faahfaahinta Kulan dhexmaray Madaxweyne Geelle & Madaxweynaha Soomaaliya iyo Arrimaha ay ka wada-hadleen
Djibouti (SLpost)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta socdaal ku gaadhay caasimadda dalka Jabuuti, kaddib sida la sheegay marti-qaad...
Somaliland: Ujeeddada Kulan Guddiga Nabad-gelyadu la yeelatay Wasiirka Gaashaan-dhigga iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka
Hargeysa (SLpost)- Guddi-hoosaadka Nabadgelyada iyo Difaaca ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhigga Md Ciise Axmed Yuusuf...
Wasaaradda Horumarinta Beeraha Oo Maanta Bilowday Qodidda 9 Boqol Higtar Oo Deegaanka Xaaxi Ah + SAWIRRO
Xaaxi (SLpost) – Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL ayaa Maanta bilaabay Qoddida 900 oo Higtar oo laga beerayo Noocyada kala duwan ee Dalagyada deegaanka Xaaxi...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Isku beddel iyo Magacaabis cusub ku sameeyey Xukuumaddiisa
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa isku-beddel iyo Magacaabis cusub ku sameeyey qaar ka tirsan masuuliyiinta Xukumaddiisa. Wakiilkii Somaliland u fadhiyey dalka...
Afar kooxood oo kala Aragti duwan oo ku hirdamaya hoggaanka DDSI
By: Barkhad-ladiif M. Cumar Dawladda deegaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI) waxa ka jira siyaasad beelaysan oo hogaanka xisbiga iyo madaxtinimadda loogu tartamayo, afar qaybood oo kala aragti...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

