Monthly Archives: August, 2018

spot_imgspot_img

Nairobi: Arrimaha lagaga Hadlay Kulan dhexmaray Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Somaliland iyo Masuuliyiin Ka Tirsan Dawladda  Japan

Nairobi (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta & Horumarinta Qaranka Somaliland Mudane Cabdirashiid Ibrahim Sh. Cabdiraxmaan oo hawlo shaqo ugu maqan dalka Kenya Magaaladiisa...

Tog-Wajaale: Xaddiga Maandooriye isugu jira Khamri iyo Xashiishad oo Gacanta lagu dhigay

Togwajaale (SLpost)- Maandooriye tiro badan oo isugu jira Khamri iyo Xashiishad, ayaa lagu qabtay magaalada Tog-Wajaale ee ku taalla xuduudka u dhexeeya Somaliland iyo...

Ujeeddada Socdaal Wefti ka tirsan ONLF ku tagayaan magaalada Addis Ababa oo looga yeedhay

Hargeysa (SLpost)- Xubno ka tirsan Ururka Mucaaradka ah ee ONLF ee dalka Itoobiya oo dhawaan ku dhawaaqay xabbad-joojin iyo heshiis ay la galaan dawladda...

Guddida Heer Qaran Ee Xuquuqal Insaanka iyo Masuuliyiin kale Oo Madaxweynaha hortiisa Lagu Dhaariyey iyo Nuxurka Dardaaran Faraqa Loo Sudhay

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali, ayaa madaxweynaha hortiisa ku dhaariyey Xubnaha guddida heer qaran ee Xuquuqal Insaanka qaranka...

Cumar Binu Khadaabkii Ciidanka Dab-Demiska “Allow Yaa Sidaa Ka Wada Dhiga” – W/Q-Muxiyadii Moh’ed Mohoumed

Aniga Aragtidaydu Waxay I Tusisay inuu Sifooyinkii Suubanaa ee Cumar Binu Khadaab  uu Walaalkay Eng: guleed maxamed cabdi  Waxbadan Uu Ka Shabaho   Kuna Dadaalo. Hogaaminta...

Somaliland: Bixinta Liisamada Darawallada oo go’aamo adag laga soo saaray

Hargeysa (SLpost) - Wasaaradda Hawlaha Guud ee Somaliland ayaa goaamo adag ka soo saartay bixinta Liisamada darawallada Gaadiidka. Goaankan ayaa lagu sheegay kulan maanta xarunta...

Madaxweyne Muuse Biixi oo soo saaray Go’aamo Xaasaasi ah oo Mucaarad iyo Muxaafidba la soo dhaweeyey

Hargeysa (SLpost) - Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi,  ayaa wareegto uu maanta soo saaray ku buriyey heshiisyo xukuumaddii Siilaanyo shirkado gaar ah hore...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img