Shirkadda Xawiladda Lacagaha ee WORLDREMIT oo Is-ballaadhisay iyo Xog-warranka Maamulaha Guud oo Xarun cusub ka daah-furay Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Adeegga Xawiladda Lacagaha ee Nidaamka Electronika ah ee WORLDREMIT, ayaa markii u horeysay xafiis ballaadhan ka furatay magaalada Hargeysa. Shirkadda WorldRemit oo...
Barlamaanka Ingiriiska oo Hargeysa u Soo diray Wefti u Kuur-gala gargaarka Caafimaad ee ay Hay’adda DFID Siiso Somaliland
Wasiirka caafimaadka oo Xafiskiisa Ku Qaabilay Weftigan Oo Ay Horkacaysay Haweenay Xubin Ka Ah Baarlamaanka UK Hargeysa (SLpost) – Wasiirka wasaaradda horunarinta caafimaadka JSL Dr....
Hargeysa: Xaddiga Maandooriye Khatar ah, lacag iyo Dadkii ka Ganacsayay oo Ciidamada Boolisku Gacanta ku dhigeen
Hargeysa (SLpost)- Ciidammada Booliiska oo Maalmihii u dambeeyay kordhiyey Hawl-gallada ay amniga ku sugayaan, ayaa doraad gacanta ku dhigay Daawada loo yaqaanno ISBIIRTADA, taasi...
Xukuumadda Somaliland oo shaaciy inay Isku Furayso Telefoonada Shirkadaha Isgaadhsiinta
Hargeysa (SLpost) - Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Cabdiweli Sheekh Cabdillaahi Sheekh Suufi, ayaa sheegay inay hirgelinayaan adeeg dadweynaha u suurtagelinaya inay kuwada hadlaan...
Khasaaraha dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay Qarax ka dhacay Magaalada Buuhoodle iyo magacyada Siyaasiin ku geeriyootay
Buuhoodle (SLpost) - Qarax Dhimasho iyo Dhaawac sababay ayaa Caawa ka dhacay magaalada Buuhoodle ee Xarunta gobolkaas. Qaraxa ayaa la sheegay inuu fuliyey Qof...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

