HomeHargeysa: Askari Taraafik ah oo Kartidiisa ku helay Dallacsiin Madaxweyne iyo Sababta...

Hargeysa: Askari Taraafik ah oo Kartidiisa ku helay Dallacsiin Madaxweyne iyo Sababta uu ku muteystay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta guddoonsiiyey shahaado-sharaf askari ka tirsan ciidanka nabadgelyada waddooyinka oo ay maamulka iyo ardayda Jaamacadu u aqoonsadeen muwaadin daacad u ah qarankiisa iyo shaqada uu hayo.

Madaxweynuhu waxa uu dhinaciisa ku abaalmarinayo Askarigan dalacsiin hal derejo ah askariga oo markii hore ahaa saddex xadhigle, isagoo madaxweynuhu taas jawaab uga dhigay  sida ay ardayda iyo maamulka Jaamacaddu uga markhaati-kaceen muwaadinimada iyo dedaalka daacadnimada ku dheehan tahay ee Askarigu Muujiyey.

Askari oo lagu magacaabo Maxamuud, ayaa hawl-gala Jidadka Caasimadda Hargeysa isla markaana kala haga baabuurta, ayaa abaal-marintan ku muttaystay isagoo inta badan shaqadiisa maalinlaha ah ku darsada Wax-qabad iskaa wax u qabso ah oo uu ku dayac-tiro godadka ku yaalla Jidadka caasimadda, isagoo dhagxaan ku gufeeya meelaha ay waddadu ka go’day.

IMG_2917Arrintan, ayaa soo baxday kaddib markii uu dibadda u soo baxay muuqaal Warbaahintu si qarsoodi ah uga duubtay Askarigan oo si muwaadinimo ku jirto ku guffaynaya godad iyo jeex-jeex ku samaysmay Jidka Wadnaha ee Caasimadda, gaar ahaan Is-goyska GOBOLKA ee shacabka oo ah goobta ay ku yaallaan inta ugu badan dhismayaasha hay’adaha Dowladda.

Haddaba Muuqaalkan Hoose waxaanu idinku soo gubinaynaa Billad-sharafta la guddoonsiyey Askarigan iyo Muuqaal ka tarjumaya waxa uu ku mutaystay Abaal-marinta ay Jaamacadda Hargeysa ku maamuustay.

https://youtu.be/wmj4LYxV0C0

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories