SOMALILAND: Tirada Rasmiga ah ee Shaqaalaha Dowladda oo markii ugu horeysay la shaaciyey
Hargeysa (SLpost)- Hay’adda shaqaalaha dowladda ee Somaliland ayaa rasmi aha ugu dhawaaqay tirada guud ee shaqaalaha dowaladda u shaqeeya. Tirada shaqaalaha dowlada oo lagu ogaaday...
Hargeysa: Fadeexad ka taagan Ururro Mashaariico ay Ku Soo Qaateen Magaca Maamulka Muqdisho Kagaga Dhex Shaqeeya Gudaha Somaliland
Hargeysa (SM)- Saxafiyiin Madaxbanaan Ayaa Soo Bandhigay baadhitaanto Ay ku xaqiijinayaan Qaar kamida ururada ama NGO-yada ka hawlgala gudaha Somaliland oo Mashaariico dhaqaale ay...
Dowladda Djibouti oo Si Qarsoodi ah Hub kala duwan ugu gudbisay Soomaaliya & Ku-xad-gubka Cuna-qabatayntii Golaha Ammaanka
Muqdisho (SLpost)- Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa si qarsoodi ah u soo huubsatay noocyo kala duwan ee hub ah iyadoo wali dalkaas uu saaran...
Muhiimadda Qodobbo lagaga hadlay Shirweyne Caalami ah Somaliland oo lagu marti-qaaday iyo Wasiirku kuxigeenka Arrimaha Dibadda oo hadal ka jeediyey
Brussels (SLpost)- Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibeda iyo iskaashiga caalamiga ah Libaan Yusuf Cismaan ayaa magaalada Brussels ee dalka Belgium kaga qayb galay...
Somaliland oo lagu ammaanay siday ula Dhaqantay Maxaabiistii lagu Qab-qabtay Dagaalkii Tukaraq
Madaxweynaha Somaliland oo xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda Guddiga Caalamiga ah Laan-qeyrta Cas (ICRC) Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa...
Madaxweyne Biixi oo Kulan La Qaatay Qaar Kamid ah Arday Ka Qalin-jabisay Dugsiga Abaarso iyo Maamulkooda
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah ardaydii ka qalin-jabisay dugsiga ABAARSO, macallimiinta iyo xubnaha guddida...
Ujeeddada Socdaal uu Dalka Jabuuti ku tagay Wasiirka Maalgeshiga Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradaha Maal-geshiga Somaliland Maxamed Axmed Cawad, ayaa maanta socdaal ku gaadhay dalka Jabuuti, waxaana halkaas ku qaabilay safiirka Somaliland u fadhiya...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

