Monthly Archives: July, 2018

spot_imgspot_img

Xukuumadda Somaliland oo digniin u jeedisay Warbaahinta madaxa-bannaan ee dalka ka hawl-gasha

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa uga digtay warbaahinta madaxa-bannaan ee dalka ka hawl-gasha inay baahiyaan warar ku saabsan colaadda ka taagan deegaanka Ceel-Afweyn oo...

Wargeyska HAATUF oo Afar Sanno kaddib Xayiraadda laga Qaaday iyo Xog-warranka Guddoomiye Yuusuf Cabdi Gaboobe

Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Gobolka Maroodijeex ayaa xayiraadda ka qaadday Wargeyska Haatuf oo muddo Afar sanno ah u xayirnaa Xukun isla Maxkamaddani ku ridday bishii...

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo u amba-baxay Ceel-Afweyn

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta u amba-baxay magaalada Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag. Weftiga oo...

Hargeysa: Ujeeddada Mudaharaad maanta ka dhacay Barxadda hore ee Madaxtooyada Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Barxadda hore ee Jidka Laamiga ah ee Hormara madaxtooyada Somaliland, waxa maanta bannaan-bax salmi ah ka sameeyey dadweyne sita boodhad ay ku...

“Puntland ha ku bushaaraysto Garoowe iyo Qardho inaanu ka bilaabayno” Xildhibaan Indho Indho

"Puntland ha ku bushaaraysto Garoowe iyo Qardho inaanu ka bilaabayno" Xildhibaan Indho Indho "Puntland ha ku bushaaraysto Garoowe iyo Qardho inaanu ka bilaabayno" Xildhibaan Indho Indho

ILAALINTA SIRTA  – W/Q: Farxaan Maxamed Xasan (Rakad)

"Sirta shaqada oo aad bixisaa waxay kaa eryaysaa shaqadaada" Sir: waa wax la rabo in la qariyo arag ahaan iyo maqal ahaanba taas oo la...

Xukuumadda oo ka hadashay Jid-gooyo malleeshiyaadka Puntland ku dileen Saraakiil Ciidamada Qaranka ka tirsan

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Kheyraadka Biyaha Somaliland Md Saleebaan Cali Koore, ayaa faahfaahin ka bixiyey jid-gooyo ay Maleeshiyaadka maamul-goboleedka Puntland Ku dileen Taliyihii Ciidanka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img