HomeDowladda Djibouti oo Si Qarsoodi ah Hub kala duwan ugu gudbisay Soomaaliya...

Dowladda Djibouti oo Si Qarsoodi ah Hub kala duwan ugu gudbisay Soomaaliya & Ku-xad-gubka Cuna-qabatayntii Golaha Ammaanka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho (SLpost)- Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa si qarsoodi ah u soo huubsatay noocyo kala duwan ee hub ah iyadoo wali dalkaas uu saaran yahay cuno-qabatayn xagga hub ah oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay hore u saaray.

Warar hoose oo laga helay saraakiil dowladda Soomaaliya ka tirsan, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya hubka ka soo iibsatay waddanka Jabuuti oo ka mid ah Shan waddan oo ciidamo nabad-ilaalin ahi ka joogaan dalkaas.

Hubkan oo nooca waaweyn iyo ka fududba isugu jira, ayaa dowladda Jabuuti ka iibisay Xukuumadda Muqdisho, kaddib markii ay ciidamada Badda ee Jabuuti gacanta ku dhigeen hubkan oo saarnaa Dooni una socday Xuutiyiinta dalka Yemen.  Tallaabadan ayaa ka hor-imanaysa cuna-qabataynta xagga hubka ee Qaramada Midoobay hore u saartay dalka Soomaaliya.

Hubkan oo qaab suuq madow ah looga soo ibiyey Dalka Jabuuti, waxa lagu qaaday Diyaarad xamuul ah oo 22-kii bishii hore ee June ka dagtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Laanta Afka Soomaaliyga ee VOA oo soo xiganaysa ila-wareedyo dhinacyo kala duwan ah, ayaa sheegtay in iibka iyo keenista hubka uu u xil-saarnaa sarkaal sare oo ka tirsan nabad-sugidda Soomaaliya.

Muuqaalkan Hoose ka Daawo Faahfaahinta Warbixin ka hadlaysa Qaabkii Hubkan loogu gudbiyey Muqdisho, Qorshaha loogu talo-galay iyo Saamaynta ay ku yeelan karto Cuna-qabataynta Hubka Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ee hore loo saaray Soomaaliya.

https://youtu.be/Clwyz_li5R8

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories