Madaxweyne Muuse Biixi Oo Si Adag Uga Hadlay Shirkii Soomaaliya loogu qabtay Brussels iyo Kulankii Farmaajo & Faysal
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horeysay ka hadlay Shir magaalada Brussels ee dalka Belgium loogu qabtay Arrimaha Soomaaliya...
Xukuumadda oo Digniin u jeediyey Urur Mashruuc Weji-ku-macaash ah ka dhex-bilaabay Masuuliyiinta Dowladda iyo Ujeeddada ka dambaysa
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa digniin u jeedisay urur aanay jiritaankiisa aqoonsanayn oo barnaamij qiimeyn ah oo bulshada dhexdeeda lagu soo bandhigay ku kala...
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Markii u horeysya Kormeeray Xarumaha Hay’adaha Garsoorka Dalka iyo natiijadii uga soo baxday
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeer shaqo ku tegay xarumaha maxkamadaha kala duwan ee dalka iyo xeer ilaalinta guud, waxaana...
Carwada 10aad ee Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa oo Maanta si rasmi ah loo ibo-furay iyo Marti-sharafta sannadkan ka soo qayb-gashay
Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta magaalada Hargeysa si rasmi ah uga furmayBandhigga Caalamiga ah (Hargeisa International Book Fair) oo noqonaysa sannadkii tobnaad ee la qabto...
Madaxweynaha Soomaaliya oo la sheegay inuu Kulan ka dalbaday guddoomiyaha Xisbiga UCID
Madaxweynaha Somaliya Maxamed C.laahi Farmaajo ayaa la sheegay in uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ka dalbaday in ay yeeshaan kulan . Qaar ka mid ah...
Hay’adda Shaqaalaha Oo Shaacisay Dhamaystirka Dhegaysiga Shaqaale Codsi & Cabasho u gudbiyey + Dhaqan-Gelinta Go’aamo Adag Iyo Qorshaynta Kaalmaha Shaqo Ee Soo Baxa
Hargeysa (SLpost)- Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland oo dhawaan si rasmi ah ugu dhawaaqday dhamaystirka Mashruucii diwaangelinta madaxtaabashada shaqaalaha goboladda iyo Degmooyinka dalka lagu...
ILAALINTA SIRTA (Q2aad) – W/Q: Farhan Mohamed Sultan (Rakad)
Ilaalinta sirtu waxay muhiim u tahay qofkasta, shirkadkasta, dawladkasta iyo hawl-kasta oo la rabbo in sirteeda la ilaaliyo. Ilaalinta sirtu waxay sababtaa in kalsooni buuxda...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

