Hargeysa: Kor-u-kaca Sicirka ROODHIDA iyo Samaynta ay bulshada ku leedahay (Daawo Warbixin)
Dadweynaha Caasimadda Hargeysa, ayaa si weyn uga Qayliyey Qiime-barar ku yimi ROODHIDA oo ka mid ah quutal-daruuriga ah ugu badan ee bulshadu isticmaasho, waxaanay arrintani saamayn ku yeelatay nolosha dadka danyarta ah.
Hargeysa: Daawo Xog-warranka Gabadh Da’yar oo soo saarta Dhaashiyo (Creams) Dabiici ah oo lagaga maarmay Aafada Daawooyinka Kiimikada ka samaysan
Hargeysa (SLpost)- Cayni Aadan Beereed waa gabadh dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Hargeysa, waxa ay soo saartaa Dhaashiyo (Creams) Dabiici ah oo lagaga...
Sidee Xal Loogu Heli Karaa Dhibaatada Dooxyada Somaliland. W/Q: Liibaan Maxamed Faarax
Nimco waliba nusqaan leh. Masiibooyinka debeeciga ah ee adduunyada aynu ku nool nahay guudkeeda ka dhacaa waa kuwo fara badan. Waxaana ka mid ah...
Madaxweynaha Somaliland Oo Booqday Danyarta Ku Hareeraysan Dhaamamka Daami iyo Jig-jiga Yar ee Caasimadda Hargeysa (MUUQAAL+SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa booqasho gaaban oo uu ugu kuur-gelayey xaaladda dadka danyarta ah ee ku hareeraysan Balliyada Daammi...
Madaxweynaha oo ka hadlay Shaqsiyadda Wasiirkii hore ee Qorsheynta Somaliland oo maanta ku geeriyooday Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa,...
Madaxweynaha oo xafiiskiisa ku qaabiley Aabaha dhalay Carruurtii daadku qaaday oo gargaar la guddoonsiiyey
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley Axmed Qorane oo ahaa Aabihii dhalay carruurtii daadku ku qaaday Magaalada Hargeysa habeen hore. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley Axmed Qorane oo ahaa Aabihii dhalay carruurtii daadku ku qaaday Magaalada Hargeysa habeen hore.
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

