Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Bilaha Cas iyo Laanqayraha Cas, Kormeerna Ku Soo Maray Goobaha Loogu Adeego Dadka Aan Laxaadkoodu Dhamaystirnayn
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo maanta 09.05.2018 ka qayb-galay xuska maalinta bilaha cas iyo laanqayraha cas ee 8-may oo ku...
Madaxweyne-Ku-Xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb-Galay Munaasibad Lagu Soo Bandhigay Guulaha Mashruuca Kobcinta Danyarta Ee DAN-WADAAG
Hargeysa (SLpost)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ka qayb-galay munaasibad lagu soo bandhigayey guulaha ganacsi ee uu gaadhay mashruuca DAN-WADAAG oo...
Madaxweynaha Somaliland Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Walaalaha Ah Ee Dirirtu Ku Dhexmarayso Ceel Af-weyn
Hargeysa (SLpost)-Mdaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo saaka ka qaybgalay Xuska Maalinta Bilaha Cas iyo Laanqayraha Cas ee 8-May oo maanta oo...
Xildhinaan Cabdiqaadir Jirde oo ka sheekeeyey Dhacdooyin aan hore loo xusin oo uu uga soo joogay Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ka mid ah siyaasiyiin waaweyn ee dalka, ayaa hadal uu ka jeediyey Munaasibad loogu ducaynayay Madaxweynihii hore ee...
Hambalyo Aroos Farxad leh: Maxamed Ibraahin Jaamac Aw Timo-case iyo Warda Xasan Nuur Kirix
Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna lagu Farax…. Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow ka yeel.. Hooyo Rooda Xuseen Aadan, Awoowo Xuseen Aadan Guuleed, Ayeeyo Jinaw...
Madax-dhaqameedka maamul-goboleedka Puntland oo dalbaday in xorriyaddiisa loo celiyo Boqor Cismaan Buur-madow
Garoowe (SLpost)- Madax-dhaqameedka maamul-goboleedka Soomaaliya ee Puntland, ayaa dalbaday in xorriyaddiisa loo soo celiyo boqor Cismaan Maxamuud (Buur-madow) oo dhawaan maxkamadda Gobolka Maroodijeex ku...
Golaha Wakiillada Somaliland oo horjoogsaday Qorshe Xukuumaddu kula wareegaysay Maamulka Haamaha Shidaalka
Hargeysa (SLpost)- Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta cod aqlabiyad ah isku hor-taagay mooshin xukuumaddu dabada ka riixaysay oo ay u gudbiyeen xildhibaanno ka tirsan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

