Madaxtooyada Somaliland oo ka hadashay Go’aanka Sii-deynta Naciima Qorane iyo Sida uu ku yimi
Hargeysa (SLpost)- Madaxtooyada Somaliland ayaa ka hadashay go'aanka sii-deynta Abwaanad Naciima Qorane oo maanta dib u heshay xorriyaddeeda kaddib markii lagu sii daayay Cafis...
Golaha Deegaanka Degmada Laascaanood oo ganafka ku dhuftay Amarka ka soo baxay Xukuumadda Dhexe
Laascaanood (SLpost)- Kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen Golaha degaanka degmada Laascaanood, ayaa laga soo saaray qaraar ay kaga soo horjeedaan wareegto uu...
Kulan ay isugu yimaaddeen Guddi oo loo xil-saaray Qaban-qaabada Aas Qaran oo loo samaynayo Marxuum Cali Sanyare
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa guddi heer qaran ah u saartay qaban-qaabada Aaska Allah ha u naxariistee Marxuum Cali Ibraahim (Cali Sanyare) oo todobaadkan...
Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Somaliland oo ka jawaabay Xaqiiqada War Xaasaasi ah oo laga baahiyey
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland Md Yuusuf Maxamed Cabdi, ayaa jawab ka bixiyey isla markaana ka hadlay xaqiiqada war laga baahiyey, kaas...
DAHABSHIIL Group oo Mucaawimooyin iyo adeegyada Casriga ah ee Shirkadda ugu deeqday 3000 Qof oo ku waxyeelloobay Fatahaadda Webiga Shabeelle
Shirkada Dahabshiil ayaa sheegtay inay muwaawimo iyo adeegyada kale ee shirkaddu bixiso gaadhsiisay dadkii ku waxyeelloobay fatahaadda wabiga shabeelle,iyadoo shirkaddu deeqo gaadhsiisay illaa 3000...
Guddiga Qaban-qaabada Xuska 18ka May oo bulshda la hadlay iyo Hal-ku-dhegga Sannadkan lagu dabbaal-degayo
Hargeysa (SLpost)- Guddiga heer qaran ee Qaban-qaabadda Xuska maalinta Qaranimada Somaliland ee 18-May ayaa caawa shir-jaraa'id oo ay ku qabteen xarunta madaxtooyada, waxa ay...
Taariikh Nololeedkii: Godka Lagu Jannee Hoygiisii buu Cali Ibraahim Maxamed (Cali Sanyare) Tagee Duco Ku Sii Hooya
Alaylehe hogaanshuu ahaa loo han wayn yahaye . Allaylehe hormood buu ahaa hirasho toolmoone Allaylehe horseed buu ahaa hawsha aan gabine Allaylehe higaadshuu ahaa hindisay taariikhe... Allaylehe halbeeg...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

