Monthly Archives: May, 2018

spot_imgspot_img

Ujeeddada Socdaal uu Hargeysa ku yimi Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay Arrimaha Soomaalida oo kulan la qaatay Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la yeeshay ergayga gaarka ah ee xog-hayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Xadhigga Ka Jaray Dhisme Cusub oo Loo hirgeliyey Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka Jaray dhisme laba dabaq ka kooban oo loo bineeyey wasaaradda Diinta iyo...

Siyaasi Maxmed Abgaal oo si adag u naqdiyey hoggaaminta siyaasadeed ee Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Isgaadhsiinta Somaliland ee xukuumaddii madaxweyne Siilaanyo, ayaa si adag u naqdiyey siyaasadda hoggaamineed ee xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi,...

Maxkamadda Gobolka Maroodijeex oo xukun ka soo saartay Muran mulkiyadeed oo dhexmaray laba shirkadood

Maxkamadda Gobolka Maroodijeex oo xukun ka soo saartay Muran mulkiyadeed oo dhexmaray laba shirkadood Maxkamadda Gobolka Maroodijeex oo xukun ka soo saartay Muran mulkiyadeed oo dhexmaray laba shirkadood

Baydhabo: Ujeeddada Shirweyne uga furmaya madaxweyneyaasha maamul-goboleedyada Soomaaliya oo Berri is-hor-fadhiisanaya

Baydhabo (SLpost)- Magaalada Baydhabo ee xarunta Maamulka Koonfur-galbeed ee dalkaasi Soomaaliya, waxa maanta gaadhay qaar ka mid ah madaxweyneyaasha maamul-goboleedyada dalka Soomaaliya qaarkood, iyadoo...

Xisbiga Waddani oo mar kale kalsooni-darro ka muujiyey cadaaladda Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa sheegay inaanay ku qanacsanayn isla markaana kalsoonida kala noqdeen Xubnaha Guddiga Doorashooyinka ee xilka haya, waxaanu...

Guddiga Qaban-qaabada Munaasibadda 18-ka May Oo  Bulshada Baaq U Diray, Xisbiga WADDANI-na si adag ugu jawaabay

 Hargeysa (SLpost)-Guddida qaban-qaabada munaasibadda heer qaran ee 18-ka May, ayaa mar kale faah-faahin dheeraad ah ka bixiyey halka ay hawluhu u marayaan, abaabulka ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img