Monthly Archives: April, 2018

spot_imgspot_img

Maxkamadda Gobolka Maroodijeex oo Xukun 5 Sanno ah ku ridday Boqor Buur-madow iyo Qodobbada loo cuskaday

Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Gobolka Maroodijeex, ayaa fadhi ay saaka yeelatay waxa ay xukun Shan sanno ah ku ridday Boqor Cismaan Maxamuud (Buur-madow) oo xeer-ilaalintu...

Nin markii u horreysay loo tallaalay Xubinta taranka iyo dahaadhka Xiniinyaha

Dhakhaatiir Maraykan ah ayaa markii ugu horraysay si buuxda ugu guulaystay in ay nin ku tallaalaan xubinka taranka iyo dahaadhka xiniinyaha oo uu ku...

Hambalyo Iyo Taageero Ku Socota Musharax Axmed Maxamed Axmed Xaaji Xasan (Axmed Fajac) Oo U Sharaxan Golaha Deegaanka 2019

Waxan Halkan Hambalyo mug iyo miisaan culus uga dirayaa Musharax Axmed Maxamed Xaaji Xasan (Axmed Fajac) oo dhawaan ku dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan  isla...

Xukuumadda Somaliland oo Daah-furtay Wejiga koowaad Dhul-beereedyo Wax-soo-saarka Dalka lagu Dhiirri-gelinayo oo Tog-wajaale lagu Ibo-furay

1,500 Hiktar oo Dhul-beereed ah oo laga Beereeyo Wax-soo-saar Dalagga oo u babac-dhigi kara maceeshadda Dalka Dibaddiisa laga keeno Wajaale (SLpost)- Dawladda Somaliland, ayaa markii...

Somaliland’s independence bid boosted by geo-strategic shakeup

In Hargeisa, Somaliland’s booming capital city, the government is daring to dream: could the territory be on the brink of receiving their first official recognition as a sovereign entity? The worse relations get between Abu Dhabi and Mogadishu — and they are deteriorating further by the week — the more likely that seems. And where the

Saamaynta Shidaal-xumidu ku hayso Gaadiidka oo Faraha ka baxday iyo Ganacsatada Shidaalka oo Tallaabo hor leh qaaday (DAAWO WARBIXIN)

Hargeysa (SLpost)- Somaliland wali waxa ka taagan Dhibaatada ka dhalatay Shidaal wasakhaysan oo todobaadyadii u dambeeyey soo galay Magaallooyinka, kaasoo waxyeello ba’an ku haya...

Somaliland: Madaxtooyada oo ka warbixisay Kulan dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wefti Ka Socda Dalka Ingiriiska

Hargeysa (SLpost)- Madaxtooyada Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixiyey ujeeddada iyo arrimaha lagaga wada-hadlay kulan maanta dhexmaray madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ka socda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img