HomeMaxkamadda Gobolka Maroodijeex oo Xukun 5 Sanno ah ku ridday Boqor Buur-madow...

Maxkamadda Gobolka Maroodijeex oo Xukun 5 Sanno ah ku ridday Boqor Buur-madow iyo Qodobbada loo cuskaday

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Gobolka Maroodijeex, ayaa fadhi ay saaka yeelatay waxa ay xukun Shan sanno ah ku ridday Boqor Cismaan Maxamuud (Buur-madow) oo xeer-ilaalintu ku soo oogtay dacwad la xidhiidha inuu ku kacay tallaabo liddi ku ah qaranimada Somaliland, kaddib markii uu ka qayb-galay xaflad caleemo-saar oo ka dhacday maamul-goboleedka Puntland.

Boqor Cismaan aw Maxamuud Buur-madow, ayaa horaantii bishan waxa uu deegaan ka tirsan maamul-goboleedka Puntland kaga qayb-galay xaflad lagu caleemo-saarayay mid ka mid ah madax-dhaqameedka maamul-goboleedka Puntland, waxaanu halkaas ka jeediyey hadal uu ku sheegay inuu ku metelayo madaxweynaha Somaliland, isagoo halkaas ka soo jeediyey in dib looga soo qaado Ciidamada Qaranka Somaliland jiidda hore ee gobolka Sool.

Haddaba, faahfaahinta xukunka madaxkamadda iyo qodobbada loo cuskaday xukunka Boqor Buur-madow oo saaka hor tagay maxkamadda kaddib markii todobaadkan la xidhay, balse laba cisho kaddib damiin lagu sii daayey, waxa aad ka daawataa muuqaalkan hoose.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories