Monthly Archives: April, 2018

spot_imgspot_img

Guddoomiye Cirro Oo Si Adag Uga Haddley Xadhiga Boqor Buur-madow

Burco (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa ka haddley Xadhiga ay Xukuumadda Madaxweyne Biixi kula kacday Boqor Buurmadow,waxaanu...

War-Cusub oo ka soo kordhay Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18 May iyo Masuuliyiin ka Hadlay

War-Cusub oo ka soo kordhay Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18 May iyo Masuuliyiin ka Hadlay War-Cusub oo ka soo kordhay Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18 May iyo Masuuliyiin ka Hadlay War-Cusub oo ka soo kordhay Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18 May iyo Masuuliyiin ka Hadlay

Berbera: Faahfaahinta kulan dhexmaray Wasiirka Maaliyadda iyo Masuuliyiinta Shirkadda DP World

Berbera (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland, Yuusuf Maxamed Cabdi oo socdaal ku jooga magaalada Berbera, ayaa kulan la qaatay Masuuliyiinta Shirkadda DP World...

Hoggaamiyaha Kuuriyada Woqooyi oo Socdaal Taariikhi ah ku tagay Koonfurta Kuuriya iyo Taariikh Cusub oo u bilaabantay laba waddan

Hoggaamiyaha Kuuriyada Woqooyi, Kim Jong-Un ayaa ballanqaaday Taariikh cusub oo ku saabsan xidhiidhka dalkiisa kala dhaxeeya Waddanka deriska la ah ee Kuuriyada Koonfureed. Kim Jong-Un...

Guddoomiyaha Cusub ee Baanka Dhexe oo ballan qaaday inuu la dagaalmayo Aafada Sicir-bararka

Guddoomiyaha Cusub ee Baanka Dhexe oo ballan qaaday inuu la dagaalmayo Aafada Sicir-bararka Guddoomiyaha Cusub ee Baanka Dhexe oo ballan qaaday inuu la dagaalmayo Aafada Sicir-bararka

Maamulaha Guud ee Dahabshiil Group oo Sheegay inay Xoojinayaan Xidhiidhka ay la leeyihiin Baanka Dhexe ee Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Maamulaha guud ee Shirkadaha Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Siciid, ayaa sheegay inay wada-shaqayn fiicani ka dhaxayso Baanka dhexe ee Somaliland, isla markaana...

Golaha Wasiirrada oo go’aamiyey tallaabooyin Adag oo laga qaadayo Shirkadda dalka keentay Shidaalka Wasakheysan iyo Qodobbo lagu xoojinayo

Hargeysa (SLpost)- Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta laga soo saaray qodobbo dhowr ah, waxaana qodobbadan ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img