Monthly Archives: March, 2018

spot_imgspot_img

Xukuumadda Somaliland oo Sharraxaad ka bixisay Hannaanka Sharci ee Saamiga Maalgeshiga Dekedda Berbera iyo Dalka Itoobiya

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa sharraxaad ka bixiyey hannaanka Sharci ee loo maray Maalgeshiga Dekedda Berbera iyo...

Madaxweynaha iyo Komishanka oo ka wada-hadlay Doorashada Goleyaasha Baarlamaanka iyo Mowqifka Beesha Caalamka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay xubnaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo maalmihii u dambeeyey safar ugu...

DAAWO Riwaayad Cajiib ah oo Wacdiga jira ka hadlaysa iyo Wacdaraha QOSOLKA Guri-Barwaaqo

DAAWO Riwaayad Cajiib ah oo Wacdiga jira ka hadlaysa iyo Wacdaraha Guri-Barwaaqo DAAWO Riwaayad Cajiib ah oo Wacdiga jira ka hadlaysa iyo Wacdaraha Guri-Barwaaqo DAAWO Riwaayad Cajiib ah oo Wacdiga jira ka hadlaysa iyo Wacdaraha Guri-Barwaaqo

Hay’adda Shaqaalaha Oo Gobolka Awdal Ka Bilawday Tiro-Koobka Iyo Tayeynta  Shaqalaha Dawladda Iyo Guddoomiye Sharmarke Geellle Oo Faahfaahin Dheeraad Ah Ka Bixiyey

Boorama (SLpost)- Hay’adda Shaqaalaha dawladda ee Somaliland, ayaa Gobolka Awdal ka bilawday hawlgalka Tiro Koobka Diwaangelinta ee Madax Taabashadda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland oo...

Madaxtooyada Somaliland oo Hadallo Cadho ka muuqato ugu Jawaabtay Labada Xisbi Mucaarad

Hargeysa (SLpost)- Madaxtooyada Somaliland, ayaa jawaab ka bixisay hadallo ay culayskooda qaadi kari weyday oo ka soo baxay xisbiyada mucaaradka oo ka hadlay Heshiiska...

Madaxweynaha Somaliland oo Kormeer Ku Tegay Xarunta Wasaaradda Waxbarashada iyo Nuxurka Khudbad uu Halkaas Ka Jeediyey

Hargeysa  (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeer shaqo ku tegay xarunta guud ee wasaaradda waxbarashada iyo Saynisku ku leedahay caasimadda...

Madaxweyne-ku-xigeenka oo Daah-furay Kulan Lagu Unkayo Qorsheyaasha Mustaqbal Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Distoorku

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ka qayb-galay kulan ballaadhan oo lagu unkayo qorshaha afarta sano ee socda ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img