Dahabshiil Group oo shaaciyey inay u hoggaansameen Go’aankii Xukuumadda Somaliland iyo Adeegyo Cusub oo ay soo kordhiyeen
Hargeysa (SLpost)- Shirkadaha DAHABSHIIL GROUP, ayaa shaaca ka qaadday inay u hoggaansameen go'aankii xukuumadda Somaliland ee kor u qaadista isticmaalka lacagta shilinka Somaliland, kaas...
Shirkadda TELESOM oo shaaciyey inay u hogggaansantay go’aamadii Xukuumadda iyo Farriin ay u bulshada u dirtay
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom ayaa shaaca ka qaadday inay u hoggaansantay isla markaana ay fulisay go’aamo ay xukuumaddu ka soo saartay qorshe...
Muxuu Madaxweyne Muuse kala hadlay Wefti Dowladda Turkiga ka socda oo kulan la qaatay?
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda dalka Turkey-ga oo uu hoggaaminayo safiir ku-xigeenka dawlada...
Faahfaahinta Kulan Madaxweynaha Somaliland la qaatay Shirguddoonka Baarlamaanka iyo Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta isugu yeedhay, isla markaana kulan gaar ah la qaatay shir-guddoonka goleyaasha guurtida iyo wakiillada,...
Madaxweynaha Somaliland Oo Daah-furay Ololaha Todobaadka Tallaalka Cudurka Jadeecada oo maanta ka Bilaabmay Dalka
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay tallaalka cudurka Jadeecada oo si rasmi ah maanta uga bilaabmay guud ahaanba gobollada iyo...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Luuqad Adag Ugu jawaabay Dowladda Soomaaliya iyo Farogelinta madaxdeeda
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa jawaab waafi ah ka bixiyey hadallo gardarro ah oo kasoo yeedhay ra’isal wasaaraha dawladda aynu...
Faahfaahinta kulan dhexmaray madaxweyne Biixi iyo Shir-guddoona Guurtida
Hargeysa (SLpost) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley shir-guddoonka golaha guurtida Somaliland. Kulankaas oo ahaa xog-warran ay shir...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

