HARGEYSA: Maxamed Cali Nasri oo Shaaciyey inuu u taagan yahay Tartanka Doorashada Golaha Wakiillada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Maxamed Cali Nasri oo ka mid ah dhalinyarada aqoonyahanka ah ee magaalada Hargeysa, ayaa shaaca ka qaaday inuu u taagan yahay isla...
Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Sababaha Shaqada looga joojiyey Ururka FURSAD FUND oo Ujeeddiisa tuhunno ka dhasheen
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay Shaqadii ka joojisay, kala noqotayna xuquuqda uu kaga hawl-geli karo dalka Urur ujeeddadiisa iyo hawsha...
Somaliland: Bannaan-baxyo lagaga soo horjeedo Faro-gelinta siyaasadeed ee Soomaaliya oo ka dhacyo gobolladaiyo degmooyinka dalka
Hargeysa (SLpost)- Bannaan-baxyo lagu taageerayo maalgeshiga shirkadda DP World ee dekedda Berbera isla markaana lagaga soo horjeedo Dhawaaq ka soo yeedhay dowladda Federaalka ee...
Maamulka Shirkadda SOMPOWER Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay In Xukuumadda Somaliland Kooto ugu Xidhay Laydhka Dalka
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Korontada ee SOMPOWER ayaa ka warbixisay adeegyada muhiimka ah ee ay bulshada u hayso,waxaanay tilmaantay in adeega shirkaddu bixisaa uu yahay mid macaamiisha iyo bulshada...
Nuxurka kulan dhexmaray Madaxweynaha Somaliland Iyo Wasiirka Madaxtooyada Imaaraadka Carabta + Arrimaha laga wada hadlay
Dubai (SLpost) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo waftigii uu hoggaaminayay ee marti-qaadka rasmiga ku jooga Isu-tagga imaaraadka carabta ayaa kulan...
Ujeeddada Safar uu Dalka Imaaraadka Ugu baxay Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta safar shaqo ugu ambo baxay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta...
Shirkadda HASS PETROLEUM oo Dalka Keentay Gaasta Cuntada lagu Karsado oo adeegyadii hore ka casrisan
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda HASS PETROLEUM oo ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn Somaliland ee soo dejiya shirkadda iyo noocyada kala duwan ee Saliidaha, ayaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

