HomeFaahfaahinta kulan dhexmaray madaxweyne Biixi iyo Shir-guddoona Guurtida

Faahfaahinta kulan dhexmaray madaxweyne Biixi iyo Shir-guddoona Guurtida

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley shir-guddoonka golaha guurtida Somaliland.

IMG_2904Kulankaas oo ahaa xog-warran ay shir gudoonku madaxweynaha ka siiyeen xaaladda guud ee dalka ka jirta, hadday tahay nabadgelyada, dhex-dhexaadinta beelaha oo ay door muhiima ka qaataan goluhu, iyo u diyaar-garowga doorashooyinka wakiillada iyo golayaasha deegaamada ee sannadka 2019-ka dalka la filayo inay ka qabsoonto.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhinaciisa waxa uu golaha guurtida ku ammaanay dedaallada ay ka sameeyeen arrimaha dhex-dhexaadinta iyo isu soo dhaweynta beelaha ay dirirtu ku dhexmarto deegaanada qaar, iyo dedaalka ay ugu jiraan in shacbiga Somaliland ku dhaqani ay noqdaan kuwo nabadgelyo iyo walaalnimo waarta ku naallooda marwalba.

IMG_2902Guddoomiyaha golaha guurtida, Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan iyo ku-xigeennada koowaad iyo labaad ee golahaas, Mudane Siciid Jaamac Cali iyo gudoomiye ku xigeenka labaad ee guurtida Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Sheekh Madar.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories