HomeGuddoomiyaha Dahabshiil oo ka Hadlay Shirweynaha Ganacsiga Adduunka oo uu ka Qayb...

Guddoomiyaha Dahabshiil oo ka Hadlay Shirweynaha Ganacsiga Adduunka oo uu ka Qayb Galay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil Group  Cabdirashiid  Maxamed Siciid (Dahabshiil) ayaa ka hadlay Shirweynaha ganacsia adduunka oo sanadle ah oo uu kaga qayb galay magaalada Davos caasimada dalka  Switzerlandiyo fursadaha shaqo abuur ee uu Afrika iyo Soomaalidaba  u leeyahay.

Cabdirashiid-Dahabshiil-CEO-dh-1Waxaa kaloo uu sheegay in qudbadda uu shirkaka jeediyay madaxweynaha Maraykanku in ay fursad siinayso ganacsatada Dahabshiil  ka midka yahay ee danaynaya in ay horumariyaan koboca dhaqaalaha caalamkaisla markaana dalka Maraykanka shaqooyin ka abuuraan.

Cabdirashiid Dahabshiil oo u waramay laanta Afka-Somaliga ee Idaacadda VOA-da,ayaa intaa ku daray in ay soo dhawaynayaan uud ahaan shirarka noocan ah eel au dhiiri  gelinayo  ganacsia adduunkaiskuna xidhaya uud ahaan tijaarta caalamka horumaray  iyo  ganacsatada Afrika.“Shirkani wuxuu ahaa  shir  caalamiya oo anacsatada uu weyn iyo dhaqaalaha laaga hadlo siyaasinyiintu inta badan marti bay u noqdaan shirkan,ganacsatada waawayn ee adduunka ayaa xukunta.waxaanu u aragnaa haddaanu Dahab Shiil nahay in shirarka noocan ahi dhaqaalaha adduunka culayska saaraan,dhaqaalaha maxaa kacay maxaa kordhay iyo side loo kobcin karaa arrimaha ugu waaweyn ee shirarka noocan ahi ay ku soo ururayaan waa sidaa.”

Mar uu ka hadlayay siduu u arko hadalkii Madaxweynaha Maraykanku ka jeediyay xidhitaankii Shirka wuxuu yidhi.Cabdirashiid Dahabshiil“ Shirkani wuxuu ahaa shir  ganacsi Madaxweynaha Maraykanka  Trump wuxuu ahaa nin ganacsade weyn oo tijaar ah,waa markii ugu horraysay ee Madaxweyne Maraykan ahi uu ka hadlo shirar noocan ah isagoo culayska saaraya horumarka,waxaanu marar badan diirada saaraya  Maraykan haddii maalgashi  la gelinayana way u furan tahay haddii shaqo la abuurayona way u  furan tahay waxaa kaloo uu meesha ka saaray siduu qudbadihiisii hore ku dari jiray America way isku filantahay waxaanu sheeay in Maraykanka ciddii lacag haysataaba way  gashan kartaa,annau haddaanu Dahabshiil nahay adduunkoo dhan ayaanu ka shaqaynaa,Maraykankaanu ka shaqaynaa,Yurub ayaanu ka shaqaynaa,Afrikaanu ka shaqaynaa iyo caalamka oo dhan,shirarka noocan ahna waxaanu u aragnaa mid horumar u keeni kara  dadka ganacsatada ah meel ay jooaanba iyo kuwo shaqo raadinayaba.Dahabshiil ahaan aadbaanu u soo dhawaynaynaa Madaxweyneyaal danaynaya ganacsiga ama Maraykan ha noqdo aha dhulalka Soomaalida ha noqdo ama afrikada kaleba ha noqdee wixii shaqo abuuraya,wixii dadkooda is caawinaya marwalba haddaanu Dahabshiil nahay waanu soo dhawaynyaa waxaanan u aragnaa in shirarka noocaas ahi ay aqoonsanayaan dadka wax qabtay ama shaqo abuuraya ama lacag isu diraya in shirarka noocaas ahi ay tix gelinyaan waanan ku faraxsanahay ninka  adduunka  ugu taajirsan Bill Gates in uu Dahabshiil E-Dahab ama Somtel lagac hore u mariyay waanan ku faraxsannahay in taajiriinta noocaas ahi in ay Afrika danaynayaan oo ay doonayaan in ay maal geliyaan ama  ganacsatada Afrikaanka ah sida Dahabshiil oo kale inay shaqo sameeyaan oo ay shaqo abuuraan oo ay la shaqeeyaan,waxaanan u aranaa in ay fursad u abuuri karto dadka Soomaalida ah meelkastoo ay joogaan.”

Cabdirashiid Dahabshiil oo ka jawaabayay su’aal  laga waydiiyay Dahabshiil ahaan wuxuu  gaar faa’iido uu leeyahay Shirka anacsiga caalamiga ah ee uu ka qayb galay,ayaa yidhi.“Ma jecli in aan Dahabshiil uun ka hadlo waxaan  u arkaa wixii shaqo abuuraya ee Soomaali maaceeda kor u qaadaya,waayo? Soomaalida Maraykan joogta Madaxweynaha Maraykanku waa u Madaxweyne. Dhanka kale Soomaalida joogta Somaliland,Soomaaliya,Jabuuti Kenya,Jabuuti Yuganda iyo meel kasta oo Dhabashiil ka shaqeeyo oo Soomaali ay jootoba in shirkani uu meeqaamkooda kor u qaadayo haddaanu Dahabshiil nahayna waxkasta oo horumar samaynaya oo shaqo abuuraya oo dhaqaale abuuraya waanu soo dhawaynaynaa.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories