HomeMaxamed Cabdilaahi Farmaajo oo loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya

Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho (SLpost)- Raysal-wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa si rasmi ah ugu guulaystay xaqiijiyay in uu madaxweynaha Soomaaliya, kadib markii uu wareegii saddexaad ka tanaasulay madaxweynihii hore Xassan Sheekh Max’uud oo ay isugu soo hadheen.

farmaajoMaxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegii labaad ku soo baxay 185, hase ahaatee markii loo diyaar garoobay wareegii saddexaad ayaa waxaa ka tanaasulay Xasan Sheekh Maxamuud oo helay codad dhan97, halka Shariif Sheekh Axmed uu helay 46 cod.

Ugu danbeyntii, waxa lagu dhawaaqay in madaxweynaha Soomaaliya afarta sanno ee soo socta uu noqonayo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa hore u soo noqday Raysalwasaraha Soomaaliya xilligii uu dalkaas madaxweynaha ka ahaa Murashaxa Doorashada ku hadhay wareegga labaad ee Shariif Sheekh Axmed oo isagu xika ku wareejiyey madaxweynaha hadda doorashada lagaga guulaystay

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories